[DEG DEG]:- Ciidanka Kuwait Oo Gacanta Ku Dhigay Markab Al-shabaab Dhaqaale U Raadinayey + Khayre Oo Fudaydiyey In Uu Muqdisho Ka Dhaqaaqo Iyo Faashilka Farmaajo [Kuwait Oo Hadashay]

0
Friday 19th May, 2017 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 979
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG]:- Ciidanka Kuwait Oo Gacanta Ku Dhigay Markab Al-shabaab Dhaqaale U Raadinayey + Khayre Oo Fudaydiyey In Uu Muqdisho Ka Dhaqaaqo Iyo Faashilka Farmaajo [Kuwait Oo Hadashay]

    DEG DEG:- Ciidanka Kuwait Oo Gacanta Ku Dhigay Markab Al-shabaab Dhaqaale U Raadinayey + Khayre Oo Fudaydiyey In Uu Muqdisho Ka Dhaqaaqo Iyo Faashilka Farmaajo Kuwait Oo Hadashay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DEG DEG:- Ciidanka Kuwait Oo Gacanta Ku Dhigay Markab Al-shabaab Dhaqaale U Raadinayey + Khayre Oo Fudaydiyey In Uu Muqdisho Ka Dhaqaaqo Iyo Faashilka Farmaajo Kuwait Oo Hadashay


Markab Muqdisho ka soo shiraacday isla markaana la sheegayo in uu qorshihiisa abaabulay Ra’iisal Wasaaraha Somaliya Mr. Khayre ayaa lagu qabtay Badaha Carbeed.


Markabkan oo siday Shixnad dhuxul ah ayaa la doonayey in hab Kotorobaan ah lagu galiyo wadanka Kuwait balse waxa gacanta ku dhigay ciidamo Huwan ah oo fadhigoodu yahay dalka Bahrain.


Markabka ayaa la sheegay in uu siday dhuxul tiro badan ah ta laga keeno wadanka Somaliya iyada oo Mamnuuc ka ah in la galiyo wadamadaasi.



Ciidamada Huwanta ah ayaa sheegay in ay markabkan ku qabteen isaga oo maraya Badda Wadanka Kuwait sida ay qoreen wakaaladaha wararka ee wadanka Kuwait.


Qaramada Midoobay ayaa hore u Mamnuucday dhoofinta Dhuxusha iyada oo la aaminsan yahay in ay tahay isha kaliya ee kooxda Al-shabaab ay ka hesho dhaqaalaha balse arintan ayaa iminka dib u soo noqotay tan iyo intii Khayre Ra’iisal wasaare somaliya ka noqday.

LATEST NEWS