[DEG DEG]:- Gudoomiye Ku Xigeenkii Baarlamaanka Oo Iminka Gaadhi La Dhacay + Miyuu Dhintay? Halkan Ka Akhri Khasaaraha Ka Dhashay Shilka Gaadhi

0
Friday 19th May 2017 13:31:13 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 3499
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG]:- Gudoomiye Ku Xigeenkii Baarlamaanka Oo Iminka Gaadhi La Dhacay + Miyuu Dhintay? Halkan Ka Akhri Khasaaraha Ka Dhashay Shilka Gaadhi

    DEG DEG:- Gudoomiye Ku Xigeenkii Baarlamaanka Oo Iminka Gaadhi La Dhacay + Miyuu Dhintay? Halkan Ka Akhri Khasaaraha Ka Dhashay Shilka Gaadhi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DEG DEG:- Gudoomiye Ku Xigeenkii Baarlamaanka Oo Iminka Gaadhi La Dhacay + Miyuu Dhintay? Halkan Ka Akhri Khasaaraha Ka Dhashay Shilka Gaadhi


Gudoomiye ku xigeenkii 2aad ee Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle Canab Cabdilaahi waxaana la sheegayaa in dhaawaceeda Cusbitaalka Lagu Dabiibayo.


Ma jiro cid ku dhimatay Shilkan waxaana Gudoomiye ku xigeenku ku socotay magaalada Looga arimo somaliya ee Muqdisho oo arimo xaasaasi ah ay ka jiraan isla markaana la sheegayo in layskugu yeedhay Baarlamaanka Maamul goboleedyada Xamar ka amar qaata.

 


Gudoomiye ku xigeenka labaad Baarlamaanka Hirshabelle Canab C/laahi oo shil ku dhaawacantay
LATEST NEWS