Madaxweyne Siilaanyo Iyo Dr. Gaboose Oo Madaxtooyada Kulan Gacan Qaad Ah Ku Yeeshay + Siyaasadda Oo Kala Irdhaysay Labadan Saaxiib [Ma Gaboosaa Loo Yeedhay Mise Isaga Ayaa…Akhri]

0
Friday 19th May, 2017 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 1192
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Siilaanyo Iyo Dr. Gaboose Oo Madaxtooyada Kulan Gacan Qaad Ah Ku Yeeshay + Siyaasadda Oo Kala Irdhaysay Labadan Saaxiib [Ma Gaboosaa Loo Yeedhay Mise Isaga Ayaa…Akhri]

    Madaxweyne Siilaanyo Iyo Dr. Gaboose Oo Madaxtooyada Kulan Gacan Qaad Ah Ku Yeeshay + Siyaasadda Oo Kala Irdhaysay Labadan Saaxiib Ma Gaboosaa Loo Yeedhay Mise Isaga Ayaa…Akhri

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Siilaanyo Iyo Dr. Gaboose Oo Madaxtooyada Kulan Gacan Qaad Ah Ku Yeeshay + Siyaasadda Oo Kala Irdhaysay Labadan Saaxiib Ma Gaboosaa Loo Yeedhay Mise Isaga Ayaa…Akhri


Hargeysa (Karin-News):- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Dr Maxamed Cabdi Gaboose ayaa xalay ku kulmay madal qaran oo qaadhaan loogu ururinayey dadka Abaaruhu ku dhufteen iyada oo la doonayo sidii arintaasi looga soo kaban lahaa.


Dr. Gaboose waxa uu ka mid ahaa marti sharaf Madaxtooyadu ku cusuuntay Madashii xalay waxaana ay si kadis ah u kulmeen Madaxweyne Siilaanyo oo siyaasaddu kala fogaysay iyaga oo tan iyo 2012-kii aan la hayn xidhiidh wada shaqayneed.



Gaboose waxa uu noqday Wasiirkii ugu horeeyey Arimaha Gudaha ee Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo waxaana uu ku jiray golihii Wasiirada ee ugu horeeyey ee Madaxweynuhu ku dhawaaqo markii la doortay balse Gaboose ayaa iska casilay xilka Wasiirka arimo siyaasadood dartood waxaana markii danbe uu furtay Ururkii Umadda oo aan ku guulaysan in uu xisbi noqday waxaana uu iminka ka mid yahay xisbiga mucaaradka ah ee Waddani.

LATEST NEWS