Maayarka Hargeysa Oo Madaxweynaha Hortiisa Ku Karaamo Dhacay + Jeebka Oo Uu Gacanta Kala Xishooday Iyo Qirashada In Uu Kolay Jaad U Dabran Yahay [Maayar Maxaad Ku Deeqday?]

0
Friday 19th May 2017 15:37:31 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 1443
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maayarka Hargeysa Oo Madaxweynaha Hortiisa Ku Karaamo Dhacay + Jeebka Oo Uu Gacanta Kala Xishooday Iyo Qirashada In Uu Kolay Jaad U Dabran Yahay [Maayar Maxaad Ku Deeqday?]

    Maayarka Hargeysa Oo Madaxweynaha Hortiisa Ku Karaamo Dhacay + Jeebka Oo Uu Gacanta Kala Xishooday Iyo Qirashada In Uu Kolay Jaad U Dabran Yahay Maayar Maxaad Ku Deeqday?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maayarka Hargeysa Oo Madaxweynaha Hortiisa Ku Karaamo Dhacay + Jeebka Oo Uu Gacanta Kala Xishooday Iyo Qirashada In Uu Kolay Jaad U Dabran Yahay Maayar Maxaad Ku Deeqday?


Hargeysa (Karin-News):- Maayarka Caasimada Hargeysa Mudane Cabdiraxman Soltelco ayaa noqday masuulkii ugu horeeyey ee Somaliland soo mara oo lacagtii ugu badnayd mudo saacado ah kolay jaad ku bixiya inta badana waxa lagu sheegaa masuul daacad u ah Daroogada iyo arimo laga digay.


Xafladii xalay qaadhaanka loogu ururinayey ka soo kabashada abaarta Somaliland ayaa habeenkii xalay waxa uu kaga qayb galay Madaxtooyada Somaliland iyada oo badi dadki iyo masuuliyiintii madasha fadhiyey mid kastaaba ku baaqay wixii uu awoodi karayey.

Image may contain: 2 people, people sitting and suit

Maayarku marna jeebka gacanta ma galin xaasha Boqol Shiling-na kuma darsan qaadhaanka la ururinayey oo aan look ala hadhin.



Intii badnayd waxa uu daawanayey masuuliyiinta garbihiisa ka kaca ee ku dhawaaqa qadar lacageed sidoo kale waxa uu kolba indhaha la raacayey qofka madasha ka hadlaya ee ku baaqaya waxa uu kaga qayb qaadanayo qaadhaan ururinta.


Soltelco inkasta oo fir firconi lagu sheego hadana waa masuul u dabran Kolayada Jaadka awoodna aan u lahayn in uu bixiyo lacago kale oo dalka iyo dadka wax loogu qabanayo waana shaqsigii bixiyey 200,000$ oo Islaan kolay jaad haysaa ku soo dalacday.

LATEST NEWS