[War Deg Deh Ah]:- Maxbuus Ku Dhex Geeryooday Xabsiga Wayn Ee Hargeysa + Qoyskiisa Oo Saldhiga Ka Hor Barooranaya Iyo Xaaladii U Danbaysay [Halkan Akhri]

0
Friday 19th May 2017 17:44:38 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 1086
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [War Deg Deh Ah]:- Maxbuus Ku Dhex Geeryooday Xabsiga Wayn Ee Hargeysa + Qoyskiisa Oo Saldhiga Ka Hor Barooranaya Iyo Xaaladii U Danbaysay [Halkan Akhri]

    War Deg Deh Ah:- Maxbuus Ku Dhex Geeryooday Xabsiga Wayn Ee Hargeysa + Qoyskiisa Oo Saldhiga Ka Hor Barooranaya Iyo Xaaladii U Danbaysay Halkan Akhri

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deh Ah:- Maxbuus Ku Dhex Geeryooday Xabsiga Wayn Ee Hargeysa + Qoyskiisa Oo Saldhiga Ka Hor Barooranaya Iyo Xaaladii U Danbaysay Halkan Akhri


Hargeysa (Karin-News):- Xabsiga Weyn ee Magaalada Hargeysa waxa ku geeryooday mid ka mid ah Maxaabiistii ku xidhnaa oo goor dhawayd maydkiisa laga saaray saldhiga.


Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay Geeridiisa balse wadada hormarta Saldhiga ayaa mudo istaagtay ka dib markii qoska marxuumka Buuxiyeen xabsiga hortiisa isla markaana eheladiisa qaar ay koomo galee.


Si aan la arkayn ayaa gadhiga Gurmadka Maydka xabsiga looga saaray waxaana la sheegay in loo qaaday dhanka Magaalada Borama oo ehelkiisu degan yahay.



Markii ugu horaysay maaha ee xabsiga weyn ee magaalada Hargeysa ay ku dhex geeryoodaan maxaabiista ku xidhan balse wali marxuum kan lama sheegin sababaha uu u geeryooday.

 

LATEST NEWS