"Go'aankii Madaxweynaha Waan Taageersanahay, Lakiin Dadka Hantida Umadda....."Sh.Adam-Siira [ LIVE XASAASI AH]

0
Friday 19th May 2017 20:35:44 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 903
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Go'aankii Madaxweynaha Waan Taageersanahay, Lakiin Dadka Hantida Umadda....."Sh.Adam-Siira [ LIVE XASAASI AH]

    "Go'aankii Madaxweynaha Waan Taageersanahay, Lakiin Dadka Hantida Umadda....."Sh.Adam-Siira [ LIVE XASAASI AH]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Go'aankii Madaxweynaha Waan Taageersanahay, Lakiin Dadka Hantida Umadda....."Sh.Adam-Siira [ LIVE XASAASI AH]


Hargaysa (Karin News):- Sheekha caanka ah ee Sheekh Aadan Siiro ayaa maanta qudbadii jimcaha kaga hadlay waxyaabo badan oo dadka shacabka ah ee reer soomaaliland badankoodu aanay ogayn waxaana uu sheegay in hantida umadda la boobayo isla markaana lagu tagri falayo nooc kasta oo hantida qaranka ka mid ah , waxaana sheekh aadan siiro hadalkiisa sii raaciyay inuu taageersan yahay go'aanka mdaxwaynaha soomaaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo.



LATEST NEWS