[KEYDKA KARIN NEWS] Xildhibaan Reyte Sida Uu Ula Soo Halgamay Mulkiilaha Xisbiga Waddani Iyo Mus-dambeedkiisa + Taageeradii WADDANI Ee Galbeedka Sanaag Iyo Maanta

0
Saturday 20th May, 2017 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 360
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [KEYDKA KARIN NEWS] Xildhibaan Reyte Sida Uu Ula Soo Halgamay Mulkiilaha Xisbiga Waddani Iyo Mus-dambeedkiisa + Taageeradii WADDANI Ee Galbeedka Sanaag Iyo Maanta

    [KEYDKA KARIN NEWS] Xildhibaan Reyte Sida Uu Ula Soo Halgamay Mulkiilaha Xisbiga Waddani Iyo Mus-dambeedkiisa + Taageeradii WADDANI Ee Galbeedka Sanaag Iyo Maanta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[KEYDKA KARIN NEWS] Xildhibaan Reyte Sida Uu Ula Soo Halgamay Mulkiilaha Xisbiga Waddani Iyo Mus-dambeedkiisa + Taageeradii WADDANI Ee Galbeedka Sanaag Iyo Maanta



Ceerigaabo (Karin News):- Muddo haatan ku dhow dhow hal sanno ayaa laga joogaa markii xildhibaan reyte oo horkacaya uu mulkiilaha xisbiga waddani mudane cirro uu u geeyay dhamaan deegaanada beesha xidhibaan reyte degto iyo sidii looga taageersanaan jiray waagii hore mulkiile cirro.

Waxaa iyaduna xusid mudan sida xildhibaan reyte uu ula soo halgamay xisbiga waddani oo uu markii hore moodayay xisbi la mid ah xisbiga kulmiye balse waaqica iyo xaqiiqada taala gudaha xisbiga waddani uu markaasi haatan iskaga casilay inuu ka sii mid ahaado isla xisbiga waddani isagoo laga sheegatay in xisbiga waddani uu leeyahay mulkiile cirro iyo musdambkeedka ilmaadeeradii ah .


Sidoo kale siyaasiyiinta beelaha habar jeclo ee hore uga mid ka ahaa xisbiga waddani ayaa hal hal iskaga casilay xisbiga waddani , hase ahaatee mulkiile cirro waxaa soo foodsaartay xaalado kala duwan uu ku waayo boqolaal kun oo taageerayaal oo ay markaasi watteen siyaasintan dibedda uga baxda talada mulkiilaha xisbiga waddani iyo ilmaadeeradiisa musdambeedka u ah.


Karin News
LATEST NEWS