Hala Sameeyo Gudi Farsamo Oo Kamadax Banaan Gudida Abaaraha W/Q Lababaale -

0
20 May 2017 12:28 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Sare
  • Visits: 140
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hala Sameeyo Gudi Farsamo Oo Kamadax Banaan Gudida Abaaraha W/Q Lababaale -

    Hala Sameeyo Gudi Farsamo Oo Kamadax Banaan Gudida Abaaraha W/Q Lababaale -

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hala Sameeyo Gudi Farsamo Oo Kamadax Banaan Gudida Abaaraha W/Q Lababaale - Hadaba waxan soo jeedin lahaa in lasameeyo gudi farsamo oo iyaga shaqadodu tahay in loodiro gobolada iyo degmoyinka



Lababilood kahor ayay ahayd markaan website yada iyo baraha kulanka aan kusoo bandhigay in munaasabada sanadkan ee xuska 18 ka may laguso bandhigo in qaadhaan loogu ururiyo dadkii ay abaaruhu ay kudhufteen ama ku caydhoobay

Hadaba ilaahay waa aqbalay. Sifiican a shacabka gobta ah ee somaliland iyo xukuumaduba way u abaabuleen



Waxase xusid mudan in gudida abaaruhu. Aanay simin ama aanay uqaybin si cadaalada caawimadii malayinka ahayd ee waqtigii. Adkaa ee abaaraha. Labixiyay
Iminkana iyagii uun gacanta loo galinayo. Malaayiin. Kale

Hadaba waxan soo jeedin lahaa in lasameeyo gudi farsamo oo iyaga shaqadodu tahay in loodiro gobolada iyo degmoyinka somaliland odhan
Min tuulo ilaa tuulo.



/> Gudidaas oo tirakoob iyo qiimayn ku samayn doonta dadka ku caydhoobay abaaraha. Ee maanta bakhtigu uxalasha yahay. Xoolihii ay lahaayeena. Abaartii. Kubaxeen

Markaa taas lasameeyo ayay noqonqysa marka in si cadaalada oosiman. Wax loogu qaybiyo

Hadii kale oo sidii hore uun ay unoqoto gobol ama degmo jeclaysi dhinac kararan. Ilaahay isaga idinkala xisabtami doona

Walaahu waliyu towfiiq

By ; Q' Ahmed lababaale
Sent from my iPhone
LATEST NEWS