Gudidii Ka Soo Kabashada Abaaraha Oo Wali Lacag Urursi Ku Jirta + Abaartii Oo Xanuuno Halis Ah Ka Danbeeyeen Iyo U Jeedada Ka Danbaysa Kulamada Madhalayska Ah Ee Madaxtooyada [Akhri]

0
Monday 29th May 2017 15:01:36 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 308
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudidii Ka Soo Kabashada Abaaraha Oo Wali Lacag Urursi Ku Jirta + Abaartii Oo Xanuuno Halis Ah Ka Danbeeyeen Iyo U Jeedada Ka Danbaysa Kulamada Madhalayska Ah Ee Madaxtooyada [Akhri]

    Gudidii Ka Soo Kabashada Abaaraha Oo Wali Lacag Urursi Ku Jirta + Abaartii Oo Xanuuno Halis Ah Ka Danbeeyeen Iyo U Jeedada Ka Danbaysa Kulamada Madhalayska Ah Ee Madaxtooyada Akhri

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudidii Ka Soo Kabashada Abaaraha Oo Wali Lacag Urursi Ku Jirta + Abaartii Oo Xanuuno Halis Ah Ka Danbeeyeen Iyo U Jeedada Ka Danbaysa Kulamada Madhalayska Ah Ee Madaxtooyada Akhri


Gudida Ka soo kabashada Abaarta oo madaxweyne Somaliland u magacaaay in shacabka ay ugu gurmadaan hab deg deg ah isla markaana mudo 45 casho ah ku fuliyaan mashaariico iskugu jiro beero samayn, ceelal qodis iyo dadka oo dib loo xooleeyo ayaanay wali suurta galin arintaasi.


Inta badan waxa ay iskugu yimaadeen kulamo dhoola-tus iyo ku digasho shacabka ah marka laga reebo kulankii Madaxweynuhu fadhiyey oo lacago aan la garanayn halka lagu shubay laga ururiyey ganacsatada Somaliland.



Madaxtooyada Somaliland ayaa noqotay goobta ay ka dhacaan kulamada madhalayska ah ee dadka Flim-da siyaasadaysan loogu matalo waxaana ugu danabyn maanta Gudidani ay iskugu yimaadeen kulan lagu sheegay in ay la yeesheen Hay’addaha Islaamiga ah iyo kuwa maxaliga ah oo lacago laga ururinayo.


Shacabkii bariga ee abaaruhu ku dhufteen hadana waxa ka dhex dilaacay xanuunka shuban biyoodka oo dad badani u geeryoodeen iyada oo aanay jirin wax gurmad ah oo xukuumadu samaysay marka laga Reebo Wasiirka Hawlaha guud oo isagu safar u galay sidii uu xaalada guud ee dadka xog ogaal ugu noqon lahaa.


Gudidii kuwan ka horeeyey ee Abaaraha ayaa xalaal ka dhigtay lacagihii umada laga ururiyey waxaana sidaasi si lamid ah kuwani ku socdeen dariiqii hore iyada oo la ururiyey mudo kooban lacag ka badan xadigii Madaxweynuhu amray in la ururiyo.

LATEST NEWS