Murashax Muuse Biixi Oo Markale Careeyey Nimanka Kursiga Kula Tartamaya + Garoon Hargeysa Ku Yaala Oo Uu Kubada Cagta Ku Ciyaaray Iyo Dhoola-tuska Dhalinyarnimadiisa [Sawiro]

0
30 May 2017 19:31 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 1691
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Murashax Muuse Biixi Oo Markale Careeyey Nimanka Kursiga Kula Tartamaya + Garoon Hargeysa Ku Yaala Oo Uu Kubada Cagta Ku Ciyaaray Iyo Dhoola-tuska Dhalinyarnimadiisa [Sawiro]

    Murashax Muuse Biixi Oo Markale Careeyey Nimanka Kursiga Kula Tartamaya + Garoon Hargeysa Ku Yaala Oo Uu Kubada Cagta Ku Ciyaaray Iyo Dhoola-tuska Dhalinyarnimadiisa Sawiro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Murashax Muuse Biixi Oo Markale Careeyey Nimanka Kursiga Kula Tartamaya + Garoon Hargeysa Ku Yaala Oo Uu Kubada Cagta Ku Ciyaaray Iyo Dhoola-tuska Dhalinyarnimadiisa Sawiro


Hargaysa (Karin News):-  Gudoomiyaha xisbiga muxaafadka ah ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo ay weheliyaan hogaanka xisbiga iyo sidoo kale xubno ka mid ah golaha wasiirada ayaa waxa ay kormeereen tartanka kubada cagta ee ka socda garomada Maxamed Axmed Cali. Libaaxyada. Masalaha. Iyo tareeriska waxaana ay u qaybiyeen qalabka ciyaaraha oo dhamays ah.


Murashax Muuse Biixi goobta mudo qadar ah waxa uu ku ciyaaray kubada cagta isaga oo xidhan dharka Sport-ga taasi oo hal xidhaale ku ah saaxiibadiisa kale ee ay kursiga ku tartamayaan oo cuslaaday waxaana hore Muuse Biixi ugu careeyey tartanka dhinaca orodka gaado ka ciyaarka isaga oo iminka kubada cagta ugu yeedhay Cirro iyo Faysal oo tukubo ku socda.






Karin News





 

LATEST NEWS