Gudidii Ka Soo Kabashada Abaarta Oo Kar Kaarka Dhaafiyey Lacagtii Shacabka Loo Ururiyey + Toban Milyan Hanti Ka Badan Oo Jeeb Gaar Ah Ku Dhacay [Xisaab Xidh Durba Lagu Shegayo In….]

0
07 June 2017 17:12 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 897
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudidii Ka Soo Kabashada Abaarta Oo Kar Kaarka Dhaafiyey Lacagtii Shacabka Loo Ururiyey + Toban Milyan Hanti Ka Badan Oo Jeeb Gaar Ah Ku Dhacay [Xisaab Xidh Durba Lagu Shegayo In….]

    Gudidii Ka Soo Kabashada Abaarta Oo Kar Kaarka Dhaafiyey Lacagtii Shacabka Loo Ururiyey + Toban Milyan Hanti Ka Badan Oo Jeeb Gaar Ah Ku Dhacay Xisaab Xidh Durba Lagu Shegayo In….

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudidii Ka Soo Kabashada Abaarta Oo Kar Kaarka Dhaafiyey Lacagtii Shacabka Loo Ururiyey + Toban Milyan Hanti Ka Badan Oo Jeeb Gaar Ah Ku Dhacay Xisaab Xidh Durba Lagu Shegayo In….


Gudidii ka soo kabashada abaaraha Somaliland ee madaxweynaha Somaliland magacaabay ayaa kar kaarka dhaafiyey ama lunsaday lacagtii shacabka tabaalsan loo ururinayey ee korka u dhaaftay tobanka Milyan ee Doller.


Gudida waxa gudoomiye looga dhigay Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi waxaana xusid mudan in aan shirarka laga soo qayb galin xubnihii qaybaha bulshada iyo ganacsatada ka socotay ee madaxweynuhu gudida ku daray.



Waxa la sheegay in la diyaarinayo xisaab xidh la mid ah tii gudida abaaruhu soo bandhigeen ee ay ku sheegeen in lacagtii loo dhiibay ay dhameeyeen kuna qabteen arimo kala duwan.


Lacagtani way ka badan tahay tii gudida abaaraha waxaana la sheegay in xisab xidhka lagu sheegi doono beero iyo ceelal la qoday sidoo kale waxa xisaabta lagu soo dari doonaa lacag la sheegay in ay ku baxday xakamaynta shuban biyoodka.

LATEST NEWS