DEG DEG:- Safarkii Madaxweyne Siilaanyo Oo Daba Furan Noqday + Wasiiro Maanta Ka Daba Tagaya Oo Madaarka Ka Dhoofay Iyo U Jeedada Ka Danbaysa [Akhri]

0
Saturday 17th June 2017 11:15:29 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 960
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG:- Safarkii Madaxweyne Siilaanyo Oo Daba Furan Noqday + Wasiiro Maanta Ka Daba Tagaya Oo Madaarka Ka Dhoofay Iyo U Jeedada Ka Danbaysa [Akhri]

    DEG DEG:- Safarkii Madaxweyne Siilaanyo Oo Daba Furan Noqday + Wasiiro Maanta Ka Daba Tagaya Oo Madaarka Ka Dhoofay Iyo U Jeedada Ka Danbaysa Akhri

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DEG DEG:- Safarkii Madaxweyne Siilaanyo Oo Daba Furan Noqday + Wasiiro Maanta Ka Daba Tagaya Oo Madaarka Ka Dhoofay Iyo U Jeedada Ka Danbaysa Akhri

 

Wasiiro dhawr ah isla markaana ah kuwa ugu awooda badan golaha Wasiirada ayaa la filayaa in ay maanta ka dhoofaan magaalada Hargeysa iyaga oo ku sii jeeda wadanka Imaaraadka Carabta oo uu kaga sii horeeyo Madaxweynaha Somaliland iyo wasiiro kale.


Madaxtooyadu waxa ay socdaalka madaxweynaha ku koobtay mid isaga u gaar ah balse hada wajigiisa waa la bedelay waxaana wehelinaya toboneeyo wasiir oo qaar ka sii horeeyeen qaar la socdeen qaarna ka daba tagayaan.



Xubnaha dalka ka dhoofaya waxa hogaaminaya wasiirka Arimaha dibada Sacad Cali Shire waxaana ka mid ah Wasiirka Madaxtooyada. Iyo wasiirka ganacsiga Somaliland oo intooduba xoojinaya socdaalka Madaxweynaha kaasi oo u eeg in uu salka ku hayo arimo siyaasadeed.


Wasiir Maxamuud Xaashi waxa la sheegay in uu safarka Imaaraadka u sii dhaafi doono wadanka Sucuudiga oo hawlo halkaasi u yaala uu si gaar ah u dhamayn san doono.

LATEST NEWS