[DEG DEG] Xukuumadda Iyo Hogaamiyaha Khaatumo Oo Hargaysa Wadda Hadal Uga Furmay + Qodobadda Saldhiga U Ah Iyo Guddi Labo Geesood Ah Oo La Filaayo In La Magacaabo.

0
17 June 2017 13:33 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 429
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG] Xukuumadda Iyo Hogaamiyaha Khaatumo Oo Hargaysa Wadda Hadal Uga Furmay + Qodobadda Saldhiga U Ah Iyo Guddi Labo Geesood Ah Oo La Filaayo In La Magacaabo.

    [DEG DEG] Xukuumadda Iyo Hogaamiyaha Khaatumo Oo Hargaysa Wadda Hadal Uga Furmay + Qodobadda Saldhiga U Ah Iyo Guddi Labo Geesood Ah Oo La Filaayo In La Magacaabo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[DEG DEG] Xukuumadda Iyo Hogaamiyaha Khaatumo Oo Hargaysa Wadda Hadal Uga Furmay + Qodobadda Saldhiga U Ah Iyo Guddi Labo Geesood Ah Oo La Filaayo In La Magacaabo.

Hargaysa (Karin) Magaaladda hargaysa waxa iminka ka socda wada hadal u dhaxeeya kooxda uu hogaamiyo cali khaliif iyo xukuumadda madaxweyne siilanyo

Wada hadalada u furmay cali khaliif iyo xukuumadda oo iminka ka socda hotel maansoor ee magaalada hargaysa ayaa la filayaa inay ku dhawaaqaan qodobo ka soo baxaya shirkaasi


Sidoo kale waxa la filayaa in halkaasi ay labada dhinac soo saaran guddi laba geesood ah oo ka hawl gala hir galinta qodobada la isla qaatey.



Bulshada somaliland ayaa isha ku haysa hogaamiyaha khaatumo oo mudooyinkii ugu danbeeyay hargaysa cago dhigtay isla markaana socdaalo kala duwan ku maraya goboladda dalka taasina tahay bisayl iyo jaclan uu u qabo wadankiisa.




LATEST NEWS