Wasaaradihii Ugu Badnaa Somaliland Oo Saaka Al-baabadu U Laaban Yihiin Iyo Masuuliyiintii Loo Magacaabay Oo Dano Gaar Ah Suuqa U Galay [Fadeexad]

0
18 June 2017 10:36 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 758
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasaaradihii Ugu Badnaa Somaliland Oo Saaka Al-baabadu U Laaban Yihiin Iyo Masuuliyiintii Loo Magacaabay Oo Dano Gaar Ah Suuqa U Galay [Fadeexad]

    Wasaaradihii Ugu Badnaa Somaliland Oo Saaka Al-baabadu U Laaban Yihiin Iyo Masuuliyiintii Loo Magacaabay Oo Dano Gaar Ah Suuqa U Galay Fadeexad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradihii Ugu Badnaa Somaliland Oo Saaka Al-baabadu U Laaban Yihiin Iyo Masuuliyiintii Loo Magacaabay Oo Dano Gaar Ah Suuqa U Galay Fadeexad


Sakaa gabi ahaanba waxa xidhan wasaaradihii ugu badnaa ee Somaliland oo hargaysa ku yaala halka kuwa furana uu quful saran yahay xafiisyada wasiirada iyo agaasimayaasha guud ee wasaaradahaasi ugu sareeya.


Arintan waxa sabab u ah Madaxweyne Siilaanyo oo wadanka ka maqan isla markaana masuuliyiintani ay isaga sidii ay isku tusi lahaayeen xafiisyada u soo gali jiray balse markii uu dalka ka baxay Hurdo iyo arimo gaar ah u banaan baxay.


Shacab tiro badan ayaa xarumaha wasaaradaha xidhan ku soo lu go’ay kuwaasi oo doonayey in ay qabsadaan hawlahooda shaqo ee ay xaqa u leeyihiin.



Wasaradaha saaka xidhan waxa ka mid ah.


Wasaaradda Xanaanada Xoolaha.


Wasaaradda Ciyaaraha. Waxbarashada. Kaluumaysiga. Iyo qaar kale waxaana dhamaantood ay yihiin kuwo aanay shaqo ka socon.

LATEST NEWS