Gud: Cirro Oo Shalay Galab Ka Caraabay Hargeysa + Sucuudiga Oo Uu Cumraysi U Tagay Iyo Waddani Oo Baahiyey Sawiro Ceebtii Turkiga Lagu Maydhayo

0
18 June 2017 11:42 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 1004
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gud: Cirro Oo Shalay Galab Ka Caraabay Hargeysa + Sucuudiga Oo Uu Cumraysi U Tagay Iyo Waddani Oo Baahiyey Sawiro Ceebtii Turkiga Lagu Maydhayo

    Gud: Cirro Oo Shalay Galab Ka Caraabay Hargeysa + Sucuudiga Oo Uu Cumraysi U Tagay Iyo Waddani Oo Baahiyey Sawiro Ceebtii Turkiga Lagu Maydhayo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gud: Cirro Oo Shalay Galab Ka Caraabay Hargeysa + Sucuudiga Oo Uu Cumraysi U Tagay Iyo Waddani Oo Baahiyey Sawiro Ceebtii Turkiga Lagu Maydhayo


Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxman Cirro ayaa shalay galinkii danbe waxa uu ka dhoofay madaarka Hargeysa isaga oo ku sii jeeda dhanka Wadanka Sucuudiga ka dib markii xisbiga mucaaradka ah ee Ucid uu fashiliyey in uu Turkiga ku soo nashqadeedey arimo qaran jab ah isla markaana uu la kulmay xubno somaliwayn iyo turkiga ka kooban.

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing

Sirtaasi markii xisbiga Ucid warbaahinta siiyey isla markaana uu sheegay in uu Gudoomiye Cirro Hargaysa ku sugan yahay waxa uu si aanu siyaasadda ugu fashilmin markiiba orod kaga baxay Hargeysa una duulay wadanka Sucuudiga isaga oo sheegaya in uu cumraysi tagay.

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing

7:00 xalay ayuu ka degay Sucuudiga waxaana markiiba la boobsiiyey Camerada Mobile-ka oo sawiro lagaga qaaday lana sheegay in uu sucuudiga soo gaadhay iyada oo u jeedado tahay in ceebta iyo fadeexada siyaasadeed ee xisbiga soo gaadhay Sucuudiga lagula gal gasho.


LATEST NEWS