[War Deg Deg Ah]:- Sixir Bararkii Oo Markale Cirka Isku Shareeray + Shacabkii Oo Bakhti Qarka U Saaran Iyo Baanka Dhexe Oo Cadeeyey In Uu Fashilmay

0
18 June 2017 12:57 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 425
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [War Deg Deg Ah]:- Sixir Bararkii Oo Markale Cirka Isku Shareeray + Shacabkii Oo Bakhti Qarka U Saaran Iyo Baanka Dhexe Oo Cadeeyey In Uu Fashilmay

    War Deg Deg Ah:- Sixir Bararkii Oo Markale Cirka Isku Shareeray + Shacabkii Oo Bakhti Qarka U Saaran Iyo Baanka Dhexe Oo Cadeeyey In Uu Fashilmay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:- Sixir Bararkii Oo Markale Cirka Isku Shareeray + Shacabkii Oo Bakhti Qarka U Saaran Iyo Baanka Dhexe Oo Cadeeyey In Uu Fashilmay


Xaalada sixir bararka ayaa gaadhay halkii ugu saraysay Somaliland waxaana halkii Doller lagu sarifayaa 9600 oo shilling Somaliland kaasi oo ah halkii ugu saraysay ee uu abid gaadho.


Baanka dhexe ayaa si rasmi ah u cadeeyey in uu shaqadii loo diray ku fashilmay ka dib markii uu xal rasmi ah u waayey wax ka qabashada arinta sixir bararka.


Xiligan oo lagu jiro dhamaadka bisha Ramadan isla markaana ay soo galayso munaasibada ciidka dadkuna ay u diyaar garoobayaan dabaal dega ciida ayaa waxa shacabka la soo darsay xaalad adag oo sixir bararka ah halka dadka danyarta ahina ay bakhti nololeed qarkau saran yihiin

LATEST NEWS