[SIR IYO FADEEXAD] Iskuulka NUURADDIIN Ee Hargeysa Oo Sanad Kasta Iibsada Ardeyda Ugu Sarreysa Dalka + Lacagta Uu Mid Kasta Ka Bixiyo Iyo Fara Xumeynta Hablaha

0
Sunday 18th June 2017 14:17:06 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 660
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [SIR IYO FADEEXAD] Iskuulka NUURADDIIN Ee Hargeysa Oo Sanad Kasta Iibsada Ardeyda Ugu Sarreysa Dalka + Lacagta Uu Mid Kasta Ka Bixiyo Iyo Fara Xumeynta Hablaha

    [SIR IYO FADEEXAD] Iskuulka NUURADDIIN Ee Hargeysa Oo Sanad Kasta Iibsada Ardeyda Ugu Sarreysa Dalka + Lacagta Uu Mid Kasta Ka Bixiyo Iyo Fara Xumeynta Hablaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[SIR IYO FADEEXAD] Iskuulka NUURADDIIN Ee Hargeysa Oo Sanad Kasta Iibsada Ardeyda Ugu Sarreysa Dalka + Lacagta Uu Mid Kasta Ka Bixiyo Iyo Fara Xumeynta Hablaha


 

 

 

 

Hargeysa(Karin News) Iskuulka caanka ah ee NUURADDIIN SCHOOL HARGEYSA ayaa caan ku noqday qishka iyo iibsashada imtixaanaadka dalka ee sanad kasta isla markaana uu noqdo iskuulka ugu ardeyda sarreeya sanad walba, waxaana la ogaaday in maamulka iskuulkaasi uu ardey walba ku iibsado lacag dhan 5000 kun oo doolarka maraykanka ah.



 

Fadeexaddan ayaa lagu ogaaday baadhis caalami ah oo la sameeyay waxaana shacabka iyo dadka waxbarashada u dhuun daloolaa ay ka warhayaan sida uu iskuulkaas nuuraddiin uu sanad kasta ugu sareeyo iskuulada dalka kuwa dawliga ah iyo kuwa gaarka loo leeyahay.

 

Si kastaba ha noqotee wasaaradda waxbarashada ayaa musuq maasuqa ugu weyn ee dalka wehel u noqotay, in kastoo madaxa imtixaanaadka dalka soomaaliland uu hore u shaaciyay in qishka imtixaanaadku meel halis ah marayo isla markaana uu ugu horreeyo iskuulkaas nuuraddiin oo aan la gaban siraha iyo fadeexadaha ku saleysan iibsashada qishka imtixaanaadka.




 

Dhinaca kalena dhawaan ayay ahayd markii laga war helay macalin ka mid ah macalimiinta dhigta iskuulaas nuuraddiin in uu faro xumeyn ba’an u geystay gabadh yar oo ardayad ah oo dhigata iskuulkaas, wallow iskuulka nuuraddiin ay hore uga dhacday arrin la mid ah arrintan oo macalin hore uu ugu sameeyay ardayad iskuulkaas dhigata islamarkaana ay uur u yeelatay halkaas oo lagu asturay oo markaasi guur loogu sameeyay balse markii ay umushay gabadhaas yari uu macalinkii warqaddeeda miiska u saaray oo uu u furay.

 


Karin News

Hargeysa

 

 

 

LATEST NEWS