XISBIGA WADDANI OO MALEGAYA QORSHAYAL KA DHAN AH SOMALILAND,

0
19 June 2017 08:07 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 191
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XISBIGA WADDANI OO MALEGAYA QORSHAYAL KA DHAN AH SOMALILAND,

    XISBIGA WADDANI OO MALEGAYA QORSHAYAL KA DHAN AH SOMALILAND,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

XISBIGA WADDANI OO MALEGAYA QORSHAYAL KA DHAN AH SOMALILAND,


 
XISBIGA WADDANI OO MALEGAYA QORSHAYAL KA DHAN AH SOMALILAND,

Qaar ka mid ah horjoogayasha ugu waawayn xisbiga mucaaridka ah ee waddani oo ay ka mid yihiin horjooge buubaa iyo maxamed biixi yoonis ayaa kulan qarsoodi ah laqaatay raysalwasaaraha Somalia mr khayre, kulankaasi oo ilo xogogaal ahi xaqiijiyeen, ayaa keentay dareen ah xidhiidh rasmi ah oo uu la leeyahay xisbigani dawladaha ka dhasha Somalia,


 iyadoo hore ay uga sameeyeen kulamo gudoomiye cirro iyo madaxwayne farmaajo magaalada Nairobi ayaa kulankoodii labaad ka qabsoomay adis ababa iyadoo raysal wasaare khayre iyo buubaa iyo maxamed biixi oo dhana ay kuwada yeesheen Ethiopia lagaga wada hadlay sidii ay iskaga kaashan lahaayeen dawlada somlia iyo xisbiga waddani hadii uu soo baxo wixii la isku odhan jiray midnimo somaliyeed ee fashilantay 1991kii,

 tani waxay kusoo beegmaysaa iyadoo doorashadii ay ka hadhsantahay mudo dhawr bilood ahi, hadaba waxa ay iswaydiintu tahay xisbigan waddani ma Somaliland baa mise waa Somali wayn,

















LATEST NEWS