Idaacadda BBC Oo Baadi Goobaysa Qof Xalay Goob Joog U Ahaa Dhacdo Somali London Lagu Laayey + Maxay Siinaysaa Hadii Ay Hesho + Balanqaad Ay Samaysay [Halkan Ka Akhri]

0
Monday 19th June 2017 13:24:27 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 508
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Idaacadda BBC Oo Baadi Goobaysa Qof Xalay Goob Joog U Ahaa Dhacdo Somali London Lagu Laayey + Maxay Siinaysaa Hadii Ay Hesho + Balanqaad Ay Samaysay [Halkan Ka Akhri]

    Idaacadda BBC Oo Baadi Goobaysa Qof Xalay Goob Joog U Ahaa Dhacdo Somali London Lagu Laayey + Maxay Siinaysaa Hadii Ay Hesho + Balanqaad Ay Samaysay Halkan Ka Akhri

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Idaacadda BBC Oo Baadi Goobaysa Qof Xalay Goob Joog U Ahaa Dhacdo Somali London Lagu Laayey + Maxay Siinaysaa Hadii Ay Hesho + Balanqaad Ay Samaysay Halkan Ka Akhri

Idaacada Bbc qaybteeda Somaliga waxa ay baahisay farin ay ku sheegayso in ay baadi goob ugu jirto qof ka mid ah dadkii goob jooga u ahaa dhacdadii xalay ka dhacday masjidka London ku yaala waxaaana ay faafisay fariintan " Haddii aad Goobjoog u ahayd dhacdadii xalay ka dhacday Masjidka Finsbury Park ee London, fadlan farriin (message) noogu soo dir lambarkaaga. Waxaa dhici karta in aan kula soo xiriirno. Mahadsanid." Ayaa lagu yidhi qoraal BBC-da ka soo baxay
LATEST NEWS