Boqorka Sucuudiga Oo Amray Lacag Loogu Talo Galay Soomaaliya In La Siiyo Somaliland + Tiradda Lacagta Iyo Mashaaric Laga Joojiyay Soomaliya [Xaasaasi]..

0
19 June 2017 13:41 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 1214
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Boqorka Sucuudiga Oo Amray Lacag Loogu Talo Galay Soomaaliya In La Siiyo Somaliland + Tiradda Lacagta Iyo Mashaaric Laga Joojiyay Soomaliya [Xaasaasi]..

    Boqorka Sucuudiga Oo Amray Lacag Loogu Talo Galay Soomaaliya In La Siiyo Somaliland + Tiradda Lacagta Iyo Mashaaric Laga Joojiyay Soomaliya [Xaasaasi]..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boqorka Sucuudiga Oo Amray Lacag Loogu Talo Galay Soomaaliya In La Siiyo Somaliland + Tiradda Lacagta Iyo Mashaaric Laga Joojiyay Soomaliya [Xaasaasi]..

Warar soo baxaya oo aan helnay ayaa waxa ay sheegayaan in dowaldda Sacuudiga ay ka weecisay dhaqaalo ay horay ugu balaan qaaday dowladda Federaalka Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Maxamed cabdullaahi (Farmaajo)


Boqorka dalka Sacuudiga Boqor Salaan Bin Cabdul Casiis ayaa la sheegay in uu wareejinta dhaqaalaha Dhinaca somaliland uu u weeciyay ayaa lala xidhiidhanayaa go’aankii dowladda Federaalka Soomaaliya ee dhexdhexaadka ka ahaa khilaafka u dhaxeeyo Wadamada Khaliijka,



Wararka ayaa waxa ay intaasi ku darayaan in lacagtaan oo dhan 50 milyan uu horay u amray in la siiyo Soomaaliya Boqor Salmaan balse hada uu markale shaaciyay in la siiyo Jamhuuriyada Somaliland .


 

Sidoo kale waxaa la sheegayaa in dowladda Sacuudiga ay dib ula laabatay qorshooyin Mashaariic horumarineed looga fulin lahaa dalka Soomaaliya taas oo Soomaaliya horay u balan qaaday sida laga soo xigtay Saraakiil ka tirsan Dowladda Sacuudiga.


Sikastaba dowladda Somaliland ayaa qaadatay Go,aan si wayn wax uga taray cilaaqaadka Diblumaasiyeed ee ka dhaxeeya somaliland iyo dowladaha Carabta


LATEST NEWS