Waddani Oo London Gudoomiye Uga Dhigay Siyaasi Saamayn Ku Leh Beesha Bariga Burco + Halka Uu Ka Soo Jeedo Iyo Sababta Lagu Doortay [Ma Dhabaa In Uu Codka Beesha……Akhri]

0
12 August 2017 18:13 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 810
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Waddani Oo London Gudoomiye Uga Dhigay Siyaasi Saamayn Ku Leh Beesha Bariga Burco + Halka Uu Ka Soo Jeedo Iyo Sababta Lagu Doortay [Ma Dhabaa In Uu Codka Beesha……Akhri]

    Waddani Oo London Gudoomiye Uga Dhigay Siyaasi Saamayn Ku Leh Beesha Bariga Burco + Halka Uu Ka Soo Jeedo Iyo Sababta Lagu Doortay Ma Dhabaa In Uu Codka Beesha……Akhri

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waddani Oo London Gudoomiye Uga Dhigay Siyaasi Saamayn Ku Leh Beesha Bariga Burco + Halka Uu Ka Soo Jeedo Iyo Sababta Lagu Doortay Ma Dhabaa In Uu Codka Beesha……Akhri


Siyaasiga Rug Cadaaga Ah Ee Saleebaan Aadan Jaamac (Dheere) ayaa ah xeel dheere sita Shahaadada PHD isla markaana ka si wayn uga dhex muuqda siyaasadda xisbiyada dalka ayaa loo magacaabay Gudoomiyaha Bariga magaalada London ee xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani.




Saleebaan Dheere oo ka soo jeeda Beesha Bariga Burco ayaa xilkan qabtay iyada oo fooda ay inagu soo hayso Doorashadii Madaxtooyadu waxaana xisbi mucaaradeedka Waddani uu Aadan Dheere u cugtay in uu hogaamiyo siyaasadda xisbiga ee Bariga London.

Saleebaan Dheere ayaa noqon kara shaqsi is bedel siyaasadeed ku keena xisbiga uu ka tirsanaa ee Waddani isaga oo markii hore aan wax xil ah ka haynin xisbiga gudihiisa marka la eegayo hogaanka laamaha dibada ee Waddani.



LATEST NEWS