DEG DEG:- Askartii Ilaalada U Ahayd Wasiir Xaglo-toosiye Oo Buuhoodle Qudha Iskaga Jartay + Maydkii Oo La Diiday In La Aaso Iyo Xaalada Deegaanka Oo Kacsan

0
13 August 2017 13:11 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 1642
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG:- Askartii Ilaalada U Ahayd Wasiir Xaglo-toosiye Oo Buuhoodle Qudha Iskaga Jartay + Maydkii Oo La Diiday In La Aaso Iyo Xaalada Deegaanka Oo Kacsan

    DEG DEG:- Askartii Ilaalada U Ahayd Wasiir Xaglo-toosiye Oo Buuhoodle Qudha Iskaga Jartay + Maydkii Oo La Diiday In La Aaso Iyo Xaalada Deegaanka Oo Kacsan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DEG DEG:- Askartii Ilaalada U Ahayd Wasiir Xaglo-toosiye Oo Buuhoodle Qudha Iskaga Jartay + Maydkii Oo La Diiday In La Aaso Iyo Xaalada Deegaanka Oo Kacsan


Ilaaladii wasiirka wasaaradda caafimaadlka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed Xaglo-toosiye oo ahaa laba askari ayaa qudha iska jaray waxaana dhintay mid ka mid ah labada Askari oo aan wali magaciisa la xaqiijin.




Labada Askari ayaa la sheegay in isku khilaafeen arimo la xidhiidha Mushahar qaadashada waxaana ay isku dileen magaalada Buuhoodle xiisadedu iminka ka kacsan tahay.


Ehelka Askariga dhintay ayaa la sheegay in ay diideen aaska Maydka Marxuumka.


Wixii warar ka soo kordha goordhow la soco.

LATEST NEWS