[War Iminka Soo Dhacay:-] Murrashax Muuse Biixi Iyo Waftigiisii Oo Magaalada Ceerigaabo Iminka Galay + Wacdaraha Iyo Sawirada Markhaatiga Galay

0
13 August 2017 15:07 in Wararkii Maanta by Head Office
  • Visits: 908
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [War Iminka Soo Dhacay:-] Murrashax Muuse Biixi Iyo Waftigiisii Oo Magaalada Ceerigaabo Iminka Galay + Wacdaraha Iyo Sawirada Markhaatiga Galay

    [War Iminka Soo Dhacay:-] Murrashax Muuse Biixi Iyo Waftigiisii Oo Magaalada Ceerigaabo Iminka Galay + Wacdaraha Iyo Sawirada Markhaatiga Galay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[War Iminka Soo Dhacay:-] Murrashax Muuse Biixi Iyo Waftigiisii Oo Magaalada Ceerigaabo Iminka Galay + Wacdaraha Iyo Sawirada Markhaatiga Galay




Ceerigaabo (Karin News):- Shacabka Gobolka Sanaag ayaa si aan kala hadh lahayn u Soo dhaweynta Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti balaadhan oo uu hoggaaminayo kuwaasi oo u socda dardargalinta kaadhaadh qaadashada.




Weftiga ayaa lagu soo dhaweeyay shaaricyada Magaalada Ceerigaabo iyadoo ugu dambayn guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE iyo xubno ka mid ahaa Weftigi kala hadleen dadweynaha barxada hore ee Xarunta Xisbiga KULMIYE ee magaalada Ceerigaabo.


Karin News



LATEST NEWS