Kooxdii Xidigaha Geeska Oo Aan Weli Ka Soo Kaban Dhaawaca Ka Soo Gaadhay Booskii Yurub Geenyo Iyo Baafin Loogu Jiro Meel Ay Jaan Iyo Cidhig Dhigtay

0
13 August 2017 17:45 in Wararkii Maanta by Xafiiska Sare
  • Visits: 650
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxdii Xidigaha Geeska Oo Aan Weli Ka Soo Kaban Dhaawaca Ka Soo Gaadhay Booskii Yurub Geenyo Iyo Baafin Loogu Jiro Meel Ay Jaan Iyo Cidhig Dhigtay

    Kooxdii Xidigaha Geeska Oo Aan Weli Ka Soo Kaban Dhaawaca Ka Soo Gaadhay Booskii Yurub Geenyo Iyo Baafin Loogu Jiro Meel Ay Jaan Iyo Cidhig Dhigtay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxdii Xidigaha Geeska Oo Aan Weli Ka Soo Kaban Dhaawaca Ka Soo Gaadhay Booskii Yurub Geenyo Iyo Baafin Loogu Jiro Meel Ay Jaan Iyo Cidhig Dhigtay



Muqdisho (Karin News):- Fanaanada yurub maxamed cabdi ( Yurub Geenyo) ayaa la garan la’ayahay goobtii ugu dambeysay ee taageerayaasheeda ay isku arkaan, ilaa iyo hadda ma jirto muuqaalo cusub oo laga hayo ama ay soo sameysay ka marka laga reebo xamar iyo maalintii ciidka ee dadkaba ugu dambeysay .




Dhinaca kale kooxda xidigaha geeska ayaan wali helin qof la mid ah oo booskii yurub geenyo ay ka tagtay u buuxiya, waxaana bulshadu si toos ah u falanqeysaa arrimaha kooxda xidigaha geeska oo waayihii dambe quluubta dadka qabsaday, hase ahaatee kooxda xidigaha geeska ayaa dhaawac weyni ka soo gaadhay booska ay ku banneysay fanaanadda yurub geenyo, lama garan karo kooxda xidigaha geeska inay ku soo laaban doonto mar dambe, balse warar hoose ayaa sheegaya in xidhiidho kala duwan ay la sameeyeen xubno ka mid ah kooxda xidigaha geesku yurub geenyo sidii ay ugu soo noqon lahayd magaalada hargeysa iyo kooxdeedii xidigaha geeska oo si weyn u tabtay intii ay ka maqnayd .

Karin News

LATEST NEWS