Xogta Iyo Xaqiiqda Dhabta Ah ee uu Ku Furmay Shirkii IGAD ee Muqdisho Iyo Fadeexada Hadhaysay Oo Warbaahinta Xamar Indhaha Ka Lalisay

0
Wednesday 14th September, 2016 in Wararkii Maanta by
  • Visits: 1648
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xogta Iyo Xaqiiqda Dhabta Ah ee uu Ku Furmay Shirkii IGAD ee Muqdisho Iyo Fadeexada Hadhaysay Oo Warbaahinta Xamar Indhaha Ka Lalisay

    Muqdisho(KN)ShalayWaxaa magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaliya ka Furmay Shirkii Madaxda Urur Goboleedka IGAD oo mudo 30 sano ah kadib la sheegay in lagu Qabtay Markii ugu horeysay Magaaladaasi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(KN)ShalayWaxaa magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaliya ka Furmay Shirkii Madaxda Urur Goboleedka IGAD oo mudo 30 sano ah kadib la sheegay in lagu Qabtay Markii ugu horeysay Magaaladaasi

ShalayWaxaa magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaliya ka Furmay Shirkii Madaxda Urur Goboleedka IGAD oo mudo 30 sano ah kadib la sheegay in lagu Qabtay Markii ugu horeysay Magaaladaasi

Xogo iyo dhacdooyin Kala duwan oo warbaahinta laga indha Saabay ayaa Ka soconayay Magaalada Muqdisho tan iyo Bilowga Qabanqaabada iyo Furitaanka Shirkaasi Waxaana soo baxaya Xaqiiqda uu Kulankaasi kusoo dhamaaday iyo Wixii uu ku bilaabmay

IMAATINKA RAIISAL WASAARAHA ITOOBIYA EE SHIRKA

images-1

Ka hor intii aanu Raiisal Wasaare haille Mariam Kasoo deign Madaarka aadan Cadde ee Muqdisho waxaa Habeenkii Xalay Gaadhay Gegidaasi 4 Diyaaradood oo Ay saran yihiin Kamaandowska Ciidamada Qalabka Sida ee Itoobiya iyo Hub kala Duwan kuwaasi oo la sheegay inay Ilaalinayaan Amaanka Raiisal Wasaaraha Dalkaasi

Ciidamada Dalka Soomaaliya ayaa Gebi ahaantood Laga Saaray Madaarka Muqdisho waxaana ay ku sugnaayeen Dibada Goobta ay kasoo degayaan Madaxda kala duwan ee ka Qaybgalaya Shirkaasi

MAXAA CELIYAY MADAXWEYNAHA JABUUTI

1183

Ismaaciil Cumar Geele Madaxweynaha Jabuuti waxaa uu Ka Laabtay Madaarka Adan Cadde ka dib markii diyaaradii siday soo cagadhigatay Halkaasi Waxaana Wasiirka Arimaha Dibada ee Somaliya oo Majara habaabinaya Xaqiiqda Laabashada Madaxweynaha ku sheegay Cilad ku Timi Diyaaradii uu La socday Balse Arinku Sidaa waa ka Duwan yahay waxaana Soo baxaysa in Madaxweynuhu Amaankiisa u Baqay Kadib markii uu arkay Ciidamadii Dalka Itoobiya oo haysta Madaarka isla Markaana aanay amaanka Sugayn Ciidamada La sheego inay Nabada u joogaan Muqdisho ee AMISOM oo ay qayb ka yihiin Ciidamada Dalka jabuuti oo uu filayay Madaxweyne Geele inay Amaankiisa Sugaan.

CUMAR XASAN ALBASHIIR IYO DIIDMADA KA QAYBGALKA SHIRKA MADAXDA IGAD EE MUQDISHO

download

Maxkamada Lagu magcaabo The HUGUE ayaa Baadigoobaysa Madaxweynaha Dalka Sudan Cumar xasan Albashiir tanina waxaa ay ka mid ahayd Fursadaha ugu Wacnaa ee lagu Doonayay in lagu Qafaasho iyadoo Ay Cadahay in Aanay Madaxda Soomaaliya Gacanta ku hayn maaulka iyo Talada Dalka ay ka Taliyaan Waxaana Madaxweynaha Sudan ku Sugayay Madaarka Ciidamo kasoo Duulay Maraakiib dagaal oo taagan Biyaha Badweynta Hindiya

Xoguhu waxay Tibaaxayaan In Ujeedka Shirkan loogu Qabtay Ahayd Qodobo Dhowr ah

1:Dalka Itoobiya Wuxuu Tusayay Beesha Caalamka in Amaanka Somaliya uu Xasiloon yahay Maadaama uu Taladeeda gacanta ku hayo Maadaama Ay Xarunta Guud ee Midowga Ururka IGAD ku taalo Adisababa

2:Dano Dhaqaale Sidii Itoobiya u Heli Lahayd inay Ku Dewersato Magaca Somaliya Iyadoo Dhanka kale diidan tayaynta iyo Qalabaynta Ciidamo Soomaaliyeed

3:Qabashada Madaxweynaha dalka Sudan oo Beesha Caalamka oo Soo Dhex Maraysa Dalka itoobiya Si ay uga Qafiifiso Kacdoonada Dadweyne ee ka aloosan Dalkaasi Maadaama Muqdisho Shirka lagu qabanayona Aanay Itoobiya lagu Qaban Dalkeeda ee Qorshuhu yahay in lagu qabtay Dalka Soomaaliya oo aanay Waxba Gacanta ugu Jirin

4:Dhexdhexaadinta Arinta Maalamahanba ka taagnayd labada dawladood ee Soomalaiya iyo Kiiniya ee joojinta Maandooriyaha Qaadka Miirooga kaasi oo Dalkaasi dhaqaale weyn ka soo galo Marka somalida loo soo dhoofiyo xili La Xasuusan Karo

 


LATEST NEWS