Warbixin Xiiso Leh :- Sooraan Oo Afkiisa Ka Qirtay Inuu Jecel Yahay Heesaha Ay Qaado Fanaanadda Caanka ah Ee Yurub Geenyo

0
Thursday 15th September 2016 13:34:33 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 2811
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warbixin Xiiso Leh :- Sooraan Oo Afkiisa Ka Qirtay Inuu Jecel Yahay Heesaha Ay Qaado Fanaanadda Caanka ah Ee Yurub Geenyo

    Warbixin Xiiso Leh :- Sooraan Oo Afkiisa Ka Qirtay Inuu Jecel Yahay Heesaha Ay Qaado Fanaanadda Caanka ah Ee Yurub Geenyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warbixin Xiiso Leh :- Sooraan Oo Afkiisa Ka Qirtay Inuu Jecel Yahay Heesaha Ay Qaado Fanaanadda Caanka ah Ee Yurub Geenyo

 



Hargaysa (KNN) Jilaaga caanka ah ee sooraan ismaaciil sugule ayaa carabkiisa ku adkeeyey inuu jecel yahay heesaha ay qaado fanaanadda caanka ah ee yurub maxmaed cabdi ( yurub geenyo ) hadalkan sooraan ka soo yeedhay ayaa ku soo beegmaya xili laga waraysanayay telefiishanka madaxa banaan ee bulsho tv maalintii ciidka carafo.

 





Si kastaba ha noqotee sooraan waxaa uu si toos ah bulshada ugu caddeeyey heesaha codka macaan iyo midhaha tolmoon ee fanaanada yurub geenyo qaado inay yihiin qaar naftiisa qanciyay kana mabsuuday sida haybadda leh ee ay fanaanadu u qaado waxaana uu hadalkiisa sii raaciyay mr sooraan inuu dookh ahaan jecel yahay heesaha dhamaan ay fanaanaddu u qaaday bulshada afka somaliga ku hadasha.

 

 

Waa markii ugu horeysay ee afkiisa laga maqlo mr sooraan inuu jecel yahay heesahan yurub geenyo qaado balse waxaa fanaaniin badan ka masayreen sida uu sooraan u caddeeyey mawqifkiisa ku aadan heesaha iyo fanaanka uu taageero.

 

 

Karin News

Hargaysa Office

contact@karinnews.com



Sidee U Aragtaa Warbixintan, Ka dhiibo Aragtidaada, Mahadsanid


Fadlan Erayada Aflagaadada iyo Xumaanta ah ka ilaali aragtidaada, Mahadsanid


Halkaan hoose Ku Qor Aragtidaada: Required Field.

  Tip


LATEST NEWS