WAR DEG DEG AH:- Guddoomiye Cirro Ilaaladiisii Oo Gaadhi Si Badheedh Ah Uga Dul Booday Iyo Khasaaraha Dadkii Soo Gaadhay Oo Loola Cararay Cisbitaalka Hargaysa + Sawiro

0
17 September 2016 16:27 in Wararkii Maanta by Head Office
  • Visits: 4820
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    WAR DEG DEG AH:- Guddoomiye Cirro Ilaaladiisii Oo Gaadhi Si Badheedh Ah Uga Dul Booday Iyo Khasaaraha Dadkii Soo Gaadhay Oo Loola Cararay Cisbitaalka Hargaysa + Sawiro

    WAR DEG DEG AH:- Guddoomiye Cirro Ilaaladiisii Oo Gaadhi Si Badheedh Ah Uga Dul Booday Iyo Khasaaraha Dadkii Soo Gaadhay Oo Loola Cararay Cisbitaalka Hargaysa + Sawiro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

WAR DEG DEG AH:- Guddoomiye Cirro Ilaaladiisii Oo Gaadhi Si Badheedh Ah Uga Dul Booday Iyo Khasaaraha Dadkii Soo Gaadhay Oo Loola Cararay Cisbitaalka Hargaysa + Sawiro


Hargaysa (KNN) Ka dib subaxnimadii  hore ee saaka  markii wefti balaadhan oo uu Hogaaminayay Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Dr Cabdiraxmaan Cirro ahna guddoomiyaha xisbiga WADDANI uu u jarmaaday degmada Dacarbudhuq, isla markaana dib u  soo noqoshadii ayaa waxaa dhacday in gaadhi nooca loo yaqaano VITS-TA ama Dukhaantu is tidhi dhaaf gaadhi booyad ah halkaas oo ay si aad u fool xun isugu dheceen gaadhi laangaruusal ah oo ay wateen qaar ka mida ciidamda ilaalada u ah gudoomiye Cabdiraxmaan cirro,





Shikan oo wax yar hada ka hor dhacay ayaan ilaa hada la xaqiijin khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay, balse waxaa dhinacaa iyo cusbitaalka hargaisa loo soo qaaday sadex ka mida ilaaladii gudoomiyaha oo dhaawacyo kala duwan qaba iyo dareewalkii waday gaadhiga vitsta ah oo xaaladiisa laga dayrinayay, hase yeeshe shantii qofba waxa hada la gaadhsiiyay cisbitaalka hargaysa sidoo kale waxaa goobtii shilku ka dhacay soo gaadhay Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo oo  indhihiisa ku soo arkay shilkii foosha xumaa ee ka dhacay duleedka tuulada aw-barkhadle ee bariga hargaysa

Karin News
Hargaysa Somaliland










LATEST NEWS