Sawirada Daawo Faysal Cali Waraabe Balan Qaad Uu Hore U Sameeyey Oo Uu Muujiyay Maanta Iyo Karin News Oo Soo Bandhigtay

0
Tuesday 20th September 2016 19:46:28 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 1460
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Sawirada Daawo Faysal Cali Waraabe Balan Qaad Uu Hore U Sameeyey Oo Uu Muujiyay Maanta Iyo Karin News Oo Soo Bandhigtay

    Sawirada Daawo Faysal Cali Waraabe Balan Qaad Uu Hore U Sameeyey Oo Uu Muujiyay Maanta Iyo Karin News Oo Soo Bandhigtay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sawirada Daawo Faysal Cali Waraabe Balan Qaad Uu Hore U Sameeyey Oo Uu Muujiyay Maanta Iyo Karin News Oo Soo Bandhigtay

Hargaysa (KNN) Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta lacag dhan 5000 Dollar ku wareejiyay Guddida Horumarinta Af-Garad .

Lacagtan ayaa ahayd tii uu Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ka ballan qaaday Xafladii Wan-qasha Degmada Cusub ee Gumburaha Ee Gobolka Hawd .

Waxaana madashi lacagta lagu wareejinayay ku sugnaa Af-hayeenka Guud Ee Xisbiga UCID Maxamed Xasan Shabaash, Gudoomiyaha Guddida Af-Garad Ee Beelaha Arab Dr Maxamed Warsame Ducaale iyo Xubno ka mid ah Guddida Af-Garad .

Gudoomiyaha Guddida Af-Garad Dr Maxamed Warsame ayaa Uga mahad-naqay Gudoomiye Faysal sida uu u fuliyay Ballanqaadkii uu sameeyay, isagoo ku amaanay doorka uu Gudoomiyuhu ka qaato horumarka dalka .



Karin News

Hargaysa 






Sidee U Aragtaa Warbixintan, Ka dhiibo Aragtidaada, Mahadsanid


Fadlan Erayada Aflagaadada iyo Xumaanta ah ka ilaali aragtidaada, Mahadsanid


Halkaan hoose Ku Qor Aragtidaada: Required Field.

  Tip


LATEST NEWS