Ka Eeg Gudaha:- Wax Qabadka Xukuumadda Iyo Xisbiga Kulmiye Waxaa Tusaale Qaranka Ugu Filan In G.Cirro Xisbi Yeesho Waliba Xisbiga WADDANI na Uu Sameysto +G. Wakiilanada Noqdo Mr Cirro.

0
Monday 26th September, 2016 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 943
  • (Rating 2.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ka Eeg Gudaha:- Wax Qabadka Xukuumadda Iyo Xisbiga Kulmiye Waxaa Tusaale Qaranka Ugu Filan In G.Cirro Xisbi Yeesho Waliba Xisbiga WADDANI na Uu Sameysto +G. Wakiilanada Noqdo Mr Cirro.

    Ka Eeg Gudaha:- Wax Qabadka Xukuumadda Iyo Xisbiga Kulmiye Waxaa Tusaale Qaranka Ugu Filan In G.Cirro Xisbi Yeesho Waliba Xisbiga WADDANI na Uu Sameysto +G. Wakiilanada Noqdo Mr Cirro.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ka Eeg Gudaha:- Wax Qabadka Xukuumadda Iyo Xisbiga Kulmiye Waxaa Tusaale Qaranka Ugu Filan In G.Cirro Xisbi Yeesho Waliba Xisbiga WADDANI na Uu Sameysto +G. Wakiilanada Noqdo Mr Cirro.


Hargaysa (KNN) Waxay ahayd markii balan qaadkii madaxwayne axmed maxamed maxamuud silaanyo uu la galay shacabka reer somaliland haddii ay codkooda siiyaan inuu axsaab cusub sameynayo dadka reer somaliland na ay sameysan karaa xisbiyo siyaasiyiintana aanay kooto ku haysan xisbiyada markaa jiray ee UDUB KULMIYE IYO UCID .

 

 

 

Haddaba sanadkii 2012 kii ayay ahayd markii ururo la sameeyey kana soo dhex baxeen saddexda xisbi qaran ee maanta jira UCID KULMIYE Iyo WADDANI.

Nasiib wanaag riyadii iyo balan qaadkii madaxwayne silaanyo uu la galay qaranka somaliland waxay noqotay mid rumowda oo noqota in XISBIGA WADDANI maanta uu xisbi qaran ahaado , halka uu guddoomiye CIRRO na uu yeesho xisbigaa WADDANI waliba uu ahaado cabdiraxmaan cirro Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland , Balse aanu maanta cid kale u ogolayn Guddoomiye cirro inay kula tartanto murrshaxnimada gudaha xisbiga WADDANI.

 

 

 

 

Waxa xisbiga KULMIYE ku faani karaa maanta inuu cod dheer ku sheego meel kasta oo uu joogaba inuu xisbiga waddani aabihii yahay oo aanu la'aantii sameysmeen maanta xisbiga WADDANI haddii aanu KULMIYE haysan kalsooni iyo ku dhac siyaasadeed.

 

 

 

Qodobka kale ee lagu majeerto xisbiga kulmiye iyo xukuumadda madaxwayne silaanyo ayaa ah wax qabad aan cad ceedu qarin karin isla markaana ku saleysan run iyo daacad, in kastoo madaxwayne silanyo iyo xisbiga kulmiye la odhan karo waxay astaan iyo tusaale u yihiin axsaabta qaranka iyo siyaasadda dhiiga cusub lagu shubay ee qaranku maanta hiigsanayo.

 

 

Karin News


Hargaysa

admin@karinnews.com

 


LATEST NEWS