Top News : Daawo Muuqaalo Dhamaystiran. Guddoomiye Faysal iyo Musharax Jamaal Oo Wasaaradda Arimaha Gudaha Norway Sheegtay Socdaal Ay Ku Yimaadeen Sanad Ka Hor In Labada Nin Kala Dooni Saaran Yihiin

0
Tuesday 5th April 2016 16:44:08 in Wararkii Maanta by Xarunta Guud
  • Visits: 1293
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Top News : Daawo Muuqaalo Dhamaystiran. Guddoomiye Faysal iyo Musharax Jamaal Oo Wasaaradda Arimaha Gudaha Norway Sheegtay Socdaal Ay Ku Yimaadeen Sanad Ka Hor In Labada Nin Kala Dooni Saaran Yihiin

    Top News : Daawo Muuqaalo Dhamaystiran. Guddoomiye Faysal iyo Musharax Jamaal Oo Wasaaradda Arimaha Gudaha Norway Sheegtay Socdaal Ay Ku Yimaadeen Sanad Ka Hor In Labada Nin Kala Dooni Saaran Yihiin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Top News : Daawo Muuqaalo Dhamaystiran. Guddoomiye Faysal iyo Musharax Jamaal Oo Wasaaradda Arimaha Gudaha Norway Sheegtay Socdaal Ay Ku Yimaadeen Sanad Ka Hor In Labada Nin Kala Dooni Saaran Yihiin Socdaalkani Wuxuu  ahaa labada siyaasi Guddoomiye faysal cali waraabe iyo Musharax Jamaal Cali Xuseen 

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Ayaa Norway Tagay Taariikhd Markay ahayd  Bishii Febuary 11, 2015

Haddaba Musharax Jamaal Ayaa Gaadhay Norway Taariikhdu markay ahay Bishii March  19, 2015 Sanad Ka Hor


Sidoo kale wasaaradda arimaha gudaha norway ayaa macsuumad labada masuul u kala fidisay, isla markaana mid ba gaar ugu qabatay macsuumad sharafeed, isla markaana la isku waraystay , hase yeeshe Guddoomiye faysal cali waraabe ayaa ka waramay in musharax jamaal yahay musharaxooda xisbiga ucid , halka musharax jamaal markii la waraystay uu ka waramay xaaladdaha xisbiga iyo arimaha hor yaala , halkaas oo wasaaradda arimaha gudaha norway muddo ka dib ay labada masuul ka sheegtay warbixin sir ah oo markaasi ay la socod siinayeen , shakhsiyaadkii reer somaliland ee macsuumaddan uga soo dhameeyey labada siyaasi ee musharax jamaal iyo guddoomiye faysal, taas oo ay toos ugu caddeeyeen in labadan masuul kala socdaan oo markaasi ay yihiin laba qof oo laba doonyood kala saaran midba jiho gaar ah u wato , waa kuwan soo dhaweyntoodii oo kala gaar ah iyo halkii ugu horeysay ee uu ka soo bilaabmay khilafkoodu.

Daawasho haboon.













LATEST NEWS