Odhaah Xaqiiqooyin Faaido Nololeed....W/Q: Haldoor Ismail Mohed Aden-Dhicir

0
Tuesday 18th October 2016 19:18:10 in Aragtida Dadweynaha by Xarunta Dhexe
  • Visits: 234
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Odhaah Xaqiiqooyin Faaido Nololeed....W/Q: Haldoor Ismail Mohed Aden-Dhicir

    Odhaah Xaqiiqooyin Faaido Nololeed....W/Q: Haldoor Ismail Mohed Aden-Dhicir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Odhaah Xaqiiqooyin Faaido Nololeed....W/Q: Haldoor Ismail Mohed Aden-Dhicir

Odhaah Xaqiiqooyin Faaido Nololeed..... .....


1. Samraha Ku Samra In Badan Oo Dhibkiisa Ah Waa Guulaystaha Guulaysta Guul U Qalanta Samirkiisii Badnaa.

2. Nolsha Ayaa Ah Imtixaanka Laakiin Imtixaanu Maaha Isla Nolasha.

3. Waxaad Geeriyootaa Markay Ajashaada Gaadho Caruus Tamar Badana Waxaad U Noqotaa Gurigaaga Lagu Waarayo Markaad Wanaag Isku Hubto U Dadaal Daryeelka Nafaada.

4. Si Dadban Oo Aan Toos Ahayn Ayay Furaaduhu Usoo Garaacaan Albaabkaga Adna Markasta Waad Kufsataa Isla Fursada Ee Kama Faaidaysatid Baro Dhaqanka Fursada.

5. Guusha Kama Dambaysta Ahi Kama Dhacdo Dunida Oo Dhan Laakiin Guusha Dhabta Ahi Waa Guusha Aakhiro Ee Janno.

6. Dhaan Waduhu Wuxuu Dhaanka Iskugu Cidhaa Si Xidhiidh Simo Ah Ogow Cadaysinka Mar Horumariyee.

7. Gabashadu Way Ku Dishaa Markaad Run Ka Gabato Isla Gabashada Ayaa Guul Ah Markaad Garaarkaaga Ku Gabato.

8. Inbadan Qaladkaaga Waxaad Saartaa Dadka Laakin Mar Qudha Guushaada Ma Siisid Qof Mana Tidhaahdid Qofkaasa Ka Masuul Ah Guushan.

9. Hadii Aanad Hub Culus U Wadan Nolosha Fikirna Ku Hagayn Digtoonow Halis Baad Utahay Haad-da.

10. Hadii Uu Mid Kuu Xalo Laabtiisa Oo Kugu Daba Daalo Isaga Oo Amaankuu Jeedinaya Ha Odhan Waa Nacas Keliya Wuxuu Ku Qaldamay Intaad U Qalantay Ayuu Ku Dhaafiyay.

11. Iska Cafi Qofkii Kugu Qaldooma Ajar Waad Ka Heli Samirka Aad Ku Samirtayna Waad Ku Hantiyi Kasbasho.

12. Ha Khalad Fahmin Odhaahaha Nolasha Waayo Maalinkasta Oo Dhalata Fariimo Ayaan Ka Baranaa Fariimana Waynaga Qaadaa.

13. Hadii Dhiblow Kusoo Aado Cinriga U Dulqaado Isla Dhibloowgaa Madaneeyaha Ah Ayaa Guul Kuu Widh-widhin Karee.

14. Ciidanka Waxaa Loo Tababaraa Si Adag Marka Tayadooda Kor Looqaadayo Miyaanay Ahayn Inaad Tayadaada Aqooneed Kor Uqaado Markasta.

15. Akhristayaashu Kama Daalaan Akhriska Qoraalada Siay U Horumariyaan Aqoontooda Ogaaleed Ogow Qofkasta Oo Akhriya Inbadan Wuxuu Ogaadaa Inkasii Badan Intii Uu Horre U Yaqaanay.

16. Director-ka Flimka Sameeyaa Wuxuu U Raadiyaa Flimkiisaa Aktar Kasoo Bixi Kara Action-nada Qaaliga Ah Ee Kujirra Haddaba Adna Waxaa Kula Gudboon Noloshaada Inaad UNoqoto Aktar Meteli Karra.

17. Dhagax Kasta Oo Xoog Loo Garaaco Ama Birkasta Oo La Dhaaliyo Ugudambayn Wayjabaan Oo Dhalfiifyo Noqdaan U Isticmaal Hadii Maskaxdu Kaa Adkaato Awood Ka Badan Tii Horre.

18. Kuma Guulaysan Keliya Inaan Maankaaga Aqalka Samaystee Waxaan Ku Guulaystay Inaan Si Guud Umaamulo Caqligiyo Garaadkaaga.

19. Ha Kagaban Halka Ay Kula Gudboontahay Inaad Ku Dhiirataa

20. Nolosha Iyo Aayahaaga Aakhiraba Ku Eeg Labada Indhood Oo Caafimaad Qabba Marna Haogolaan Inaad Mid Isku Qabato Kadibna Shaqayso.

 

W/Q: Haldoor Ismail Mohed Aden-Dhicir

Email:Ismail1234921@gmail.com

Mob: 409 48 55

 





Sidee U Aragtaa Warbixintan, Ka dhiibo Aragtidaada, Mahadsanid


Fadlan Erayada Aflagaadada iyo Xumaanta ah ka ilaali aragtidaada, Mahadsanid


Halkaan hoose Ku Qor Aragtidaada: Required Field.

  Tip


LATEST NEWS