WARNA WAA XAQIIQ, WEBSIDENA WAA KARINE-NEWS

0
Wednesday 19th October, 2016 in Xulka Karin News by Xarunta Guud
  • Visits: 1182
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WARNA WAA XAQIIQ, WEBSIDENA WAA KARINE-NEWS

    WARNA WAA XAQIIQ, WEBSIDENA WAA KARINE-NEWS

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

WARNA WAA XAQIIQ, WEBSIDENA WAA KARINE-NEWS



Anigoo ah A/rahmaan Ahmed Hussein, ahna muwaadin reer somaliland ah waxaan halkan ku caddaynayaa in mareegta karin-news ay tahay mareeg akhristayaasheeda ka haqabtirta wararka dalka iyo kuwa dibadda, iyagoo muuqaala iyo iyagoo qoraalaba, taas macnaheedu maaha sxbayaal mareegaha kale way ka wacan tahay, lkn anigu waxaan ka mid ahay dadka jecel wararka iyo kolba waxa jira, markaa mareegtani waxay kow ka tahay mareegaha inta badan aan wararka kala qaadano, waxa lagayaabbaa inay dadka qaar layaabaan qoraalkaygan oo ay yidhaahdaan waar waa sidee, maxaa qaaday maamulihii? 




waan filayaa taa, waxaanan kaga jawaabayaa kolay sxbayaal dadku isku figrad maaha sida dadka bani-aadamka ahi aanu qofna qof ugu eekayn ayaanay dadkuna isku figrad u noqon karin markaa waxaan odhan lahaa sxbaday ha igula yaabina figradayda, hana ka dhadhaminina inaan ka leeyahay ujeeddooyin gaara, dadka qaar baa mareegtan meel u sibir saara, lkn taas anigu kumaan qiimayn waxaan ku qiimeeyay wararka deg dega ah ee ay hadi jeer akhristayaasheeda ka haqabtirto, dadka iyada sida gaarka ah u neceb raacimaayo, waayo waxay ku odhanayaan wasiirka madaxtooyaddaa leh, waxay qortoo dhami waa wada been, taasna waxaan kaga jawaabayaa mareegkasta qofbaa leh ama nin ha ahaado ama gabadhe, ta beentana dee marmar wax way qaldami karaan lkn waxa ka furan raali galin, taana maaha KARINE-uune waa ALL-MEDIA, markaa ma jirto wax kaligeed lagu eedeeyaa

A/rahmaan Ahmed Hussein,  maamulaha guud ee dugsiga hoose dhexe ee macalin daauud
LATEST NEWS