Reer Berbera Oo Umaaro Waayey Fasirka Xanuun Uu Cabdiraxmaan Cirro Ku Sheegay In Daawadiisa Uu Ugu Dhiibay Xildhibaan Xisbigiisa Taabacsan Iyo Bukaanka Berbera Haya Oo La Baafinayo

0
Sunday 20th March 2016 22:20:59 in Xulka Karin News by Xarunta Guud
  • Visits: 380
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Reer Berbera Oo Umaaro Waayey Fasirka Xanuun Uu Cabdiraxmaan Cirro Ku Sheegay In Daawadiisa Uu Ugu Dhiibay Xildhibaan Xisbigiisa Taabacsan Iyo Bukaanka Berbera Haya Oo La Baafinayo

    Berbera (KNN) Dadweynaha Ku dhaqan gobolka saaxil gaar ahaana magaalada berbera ayaa jahwareer ka qaadey hadalo ka soo yeedhay gudoomiyaha xisbiga waddani iyagoona u maaro waayey fasirka odhaayo ay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Berbera (KNN) Dadweynaha Ku dhaqan gobolka saaxil gaar ahaana magaalada berbera ayaa jahwareer ka qaadey hadalo ka soo yeedhay gudoomiyaha xisbiga waddani iyagoona u maaro waayey fasirka odhaayo ay ‘‘Berberi Way Bugtaa Dwadii Waan Idiin Sidaa ….Waxaan Idiinku Udhiibay Siciid Cilmi Rooble Salacalee Oo Talaalkii Wada……..”Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro” Gudoomiye: Berberi Wax Nin Dawo Loogu Soo Dhiibo Ka Weyn… Maxamed Yuusuf…. Codkii Hore Ee Aanu Siinay Baa Ku Khasaaray Ku Dambena Naga Helimaayo.. Berbera Bugtaa Ma Jirto Ee Berbera Nadiifa Oo Caafimaad Qabta Baanu Ognahay Ee Isagaa Sheegi….. Odey Naasir Aadan ….. Gocor 


ka biyo diideen, bulshada reer barbera oo soo dhaweyn usoo baxdey iyagoo cad-ceed badanina jirto si ay utusaan dareenkooda waftiga waddani hadana waxaa abaal gud looga dhigay in hadalo aan qaban lagu abaaliyo…. Gudoomiyaha xisbiga waddani ayaa si jees –jeesa oo qosol badan ka muuqdo ugu xaragooday erayo ay calool diideen bulshaweynta berberi wuxuuna ku masaalay magaalo xanuun la jiifta oo uu dawaadii bukaankoda usoo helay hadalkiisiina waxaa ka mid ahaa……….. ‘‘Berberi way bugtaa dawadii waan idiin sidaa ….waxaan udhiibay dhiibay Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble salacalee oo talaalkii wada……..”Gudoomiye Ciro hadalkan Xanafta leh ayaa noqdey mid hadal hayntiisu ku badan tahay goobaha bulshada oo ay aad ugu faaqidayaan xanuunka berbera haleelay ee daawadiisa shaqsiga loo soo mariyey taas oo qaarba micno gooniya usamaynayey …. Dhamaantoodna waxay bulshadani ku kala aragti duwanaayeen jawaabta su,aashaa masuulku uu uholadey qaar ka mid ah dadweynaha oo arintan ka hadlaya waxaa ka mid ahaa…. Cirro wax cod ah oo uu naga helayaa ma jirto ilaa inta uu xukumo hadaanu nahay gobolka saaxil wax alaale wax uu naga helayaa ma jirto….. ka dib markii aan saaka imi goobta 26-june waxaa noogu soo galay gudoomiyaha waxaan si cadaana u weydiiyey oo fays- tu faysa odhaahdii cadeyd ee ka soo yeedhay cirro berberi wey bugtaa waan idhi laakiin dawadii nin baan idinku soo dhiibay berberi wax nin dawo laagu shoo dhiibo cad ka weyn wakhti horena waxa uu hadal cadku yidhi berberi wey bugtaa oo dawadii baan idiin doonayaa …berberi ma bugto dawana doonimayso maantana xisbigu manta cod buu ka doonayaa gobolka waxaanu leenahay gudoomiyaha baarlamaanka ahna gudoomiyaha xisbiga waddani dawadii uu lahaa berberi dawey doonaysaa anagu dadka meel xanuunaysa maanan arag berbera dad caafimaad qaba baa joogee dadka xanuunsanayaaa waa dadka ku jira cisbitaalada hadii uu cid daweynaayo dadka cisbitaalada ku jira hadaaweeyo gobolka dadka joogaa waa dad nadiifa waa dad caafimaad qaba waa dad xuskoodu udhan yahay gudoomiyaha xisbiga waddani arrimaha cad ee uu halkaas kaga sameeyey gobolku waa tii aad ka samaysay falalka aadka u foosha xun codka aad manta u soo doonatay waa kugu qasaare xisbigaaga iyo adiguba haka danseegina ……….. ugu dambayntiina waxay ka marag kaceen sida aanay udoodayn gudoomiyaha iyo xisbigiisa isla markaana ay khasaare ka joogaan codkii hore ee ay ku doorteen ..waxaanu leenahay manta codna kuuma hayno waxbana kuuma hayno kumana doonayno cabdiraxmaanow ee yaanay lacagtu kaa dhamaanin.


LATEST NEWS