'' Wadaadka soomaaliyeed ka ma jawaabi karo wayddiimahan ku saabsan xaqiiqada Cabdillaahi bin Cabbaas'' Qoraaga Caanka Ah Ee Ibraahim Hawd

2
Sunday 30th October, 2016 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 760
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    '' Wadaadka soomaaliyeed ka ma jawaabi karo wayddiimahan ku saabsan xaqiiqada Cabdillaahi bin Cabbaas'' Qoraaga Caanka Ah Ee Ibraahim Hawd

    '' Wadaadka soomaaliyeed ka ma jawaabi karo wayddiimahan ku saabsan xaqiiqada Cabdillaahi bin Cabbaas'' Qoraaga Caanka Ah Ee Ibraahim Hawd

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

'' Wadaadka soomaaliyeed ka ma jawaabi karo wayddiimahan ku saabsan xaqiiqada Cabdillaahi bin Cabbaas'' Qoraaga Caanka Ah Ee Ibraahim Hawd


Sweden (KNN) Qoraaga ibraahim hawd ayaa goordhawayd waxaa uu bogiisa facebook ku baahiyay qoraal uu kaga hadlayo mid ka mid ah saxaabadii, ibraahim hawd waxaa uu su'aalo dhowr ah oo uu bulshada horkeenay ku waydiiyay bal sida ay u yaqaaniin iyo waxa ay taariikh ka hayaan saaxiibigan, sidoo kalena ibraahin hawd ayaa su'aalahan waxaa uu sii daba dhigay sida aanu wadaadka soomaaliga ahi uga jawaabi karin waydiimahan faraha badan ee ku xusan halkan hoose, hadaba qoraalka ibraahim hawd ayaa u dhignaa sidan:-




''Cabdillaahi bin Cabbaas (bin Cabdimuddalib) fasirka Diinta Islaamka wax uu ku lee yahay kaalinta kowaad (Quraanka iyo Xadiiskaba). Fasirka diintuna waa masalo halis ah oo caqiidadeenna saamaynaysa. Haddaba waa qofma ninkaasi? Sidee buu u dhaqmi jiray oo muxuu qaban jiray? Intii uusan Maka degin muxuu ahaan jiray? Xilligii saxaabadu qabyaaladda iyo xukunka is ku gumaadaysay (gaar ahaan soddonnadii qarnigii kowaad), isagu halkee buu taa ka ga jiray? Hantidii badnayd ee uu Maka la yimid sidee buu ku soo helay?

Wadaadka soomaaliyeed ka ma jawaabi karo wayddiimahan ku saabsan xaqiiqada Cabdillaahi bin Cabbaas, waayo ninkani wadaadkeenna wax uu u yahay qof barakaysan oo dhawrsan. Cabdillaahi qofka uu ahaa bal soo ogow haddaba adigu, si aad u garwaaqsato fasirkii diintu in uu ahaa dan dadeed iyo dan carbeed''





LATEST NEWS