Gudoomiye Ramaax oo loo soo jeediyay Eedaymo iyo Dhaqan Xumo uu ka sameeyay Gobolka Awdal

1
Sunday 20th March 2016 22:22:42 in Xulka Karin News by Xarunta Guud
  • Visits: 510
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye Ramaax oo loo soo jeediyay Eedaymo iyo Dhaqan Xumo uu ka sameeyay Gobolka Awdal

    Boorama..(KNN) Gudoomiyaha Gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleeban (Ramaax) oo loo soo jeediyay eedaymo culculis oo isugu jira Dhaqan Xumo iyo shaqo gudasho la'aan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boorama..(KNN) Gudoomiyaha Gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleeban (Ramaax) oo loo soo jeediyay eedaymo culculis oo isugu jira Dhaqan Xumo iyo shaqo gudasho la'aan "Waxaanu ogaanay Hablaha intuu Boorama Shaqo iyo Siminaar kaga kaxeeyo inuu Batallaale iyo Beer uu Xeebta Berbera ku Leeyahay La tago…Xuseen Cali Mid ka mida Dhalinyaradda Boorama 

"Nin Weyn Baan Ahay Saxaafadana waan ka Xishoonayaa Gudoomiye Ramaax Nin Dhaqan leh Maaha Cid Wax ka qabanaysaana Ma jirto…..Oday Xasan Cabdi Meecaad 



"Waxaanu kala Garan waynay inuu badhasaabka Awdal yahay iyo inuu Ka Saaxil Yahay Todobaadkii Laba Cisho ayuu nala joogaa Wuu na kala qaybiyey…Mid Ka mida Isuduwayaasha Gobolka Awdal. 




 ka taagan gobolka Awdal iyo Hay’adaha dawladda oo la sheegay inay albaabadu u xidhmeen Mudooyinkii u dambeeyayna an wax shaqo ah laga qaban hawshooduna ay fadhiid tahay Qaar ka mida Waxgaradka,Odayaasha iyo Dhalinyaradda Gobolka Awdal ayaa ka hadlay Habdhaqanka Guracan ee Gudoomiye Ramaax waa siday hadalka u dhigeene. "Waxaanu ognahay Hablaha intuu Boorame Shaqo iyo Siminaaro kaga kaxeeyo inuu batallaale iyo Beer Geel loogu dhaqo oo Xeebta berbera ku dhaw la tago waa caar waxa uu xumaynayaa ee uu mustaqbalkooda ku ciyaarayaa ma waxaas ayaa masuul ah oo xil lagu aamini karaa Sidaa waxa yidhi oo ka mida Aqoonyahanka iyo dhalinyaradda Boorama, Waxa kale oo isna eeddo Dhaqan Xumo u Soo jeediyay Gudoomiyaha Gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Odayaal degaankaasi ka soo jeeda Oday Xasan Cabdi Meecaad ayaa isaguna Si Kulul eedaymo ugu duray Gudoomiye Ramaax "Nin Weyn Baan ahay Saxaafadana inaan wax ka sheego waan ka xishoonayaa Gudoomiye Ramaax nin Dhaqan leh maaha Cid wax ka qabanaysaana ma jirto tan iyo intii gurigiisa la weerarayna colaad xun baa gashay Dhacdooyinka aannu hayno cid ka dulqaadan lahayd ma jirto Haddii degaankiisa waxan laga yaqaanay halkan Waa Qudh-gooyo Qaar ka mida isuduwayaasha hay’adaha dawladda ayaa iyaguna cambaareeyay shaqada uu gobolka ka hayo iyagoo sheegay in aan xafiisyadooda laba biloodalbaabada loo furan qaarkoodna ay u xidhan yihiin amarka Gudoomiyaha Gobolka awdal Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) oo ay sheegeen in Bulshada gobolka inuu kala qaybiyay oo qabyaalad iyo qaybin kula dhex jiro, "Waxaanu kala garan waynay inuu gudoomiyaha Awdal yahay iyo inuu ka saaxil yahay wuxuu samaystay odayaal uu lacag u qoray oo cuqaal u badan oo khalad iyo saxba ku difaaca huteel kastana taagan cidii soo hadal qaadana u jawaabysa sidaa waxa yidhi mid ka mida Isuduwayaasha Gobolka Awdal. Gudoomiye ramaax oo aannu isku daynay inaanu eedaha iyo dhaliilahaa wax ka weydiino ayaanay noo suurta gelin inaanu helno iyadoo telefoonadiisa qaarna xidhnaayeen qaarna aannu qabanayn "Telefoonada aanu kala Xidhiidhnay ee aanu ka garaacnay Mobile 0634445032, Mobile 0634095028, Mobile 0659440000, Mobile 0633669999 Telefoonka Shaqada,0634454001

LATEST NEWS