Waxyeelada Isticmaalka Isgaadhsiinta

0
Sunday 20th March 2016 22:45:54 in Xulka Karin News by Xarunta Guud
  • Visits: 515
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxyeelada Isticmaalka Isgaadhsiinta

    Cilmi baadhyaal Ingriis ah ayaa daah furay in isticmaalka qalabada isgaadhsiinta casriga marka la

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cilmi baadhyaal Ingriis ah ayaa daah furay in isticmaalka qalabada isgaadhsiinta casriga marka la

wada adeegsado ay niyadda qofka iyo maskaxada aadamiga waxyeelo u geysato.

Sida uu ku sheegay khabiirka Cape Ki-Luo oo ah aqoon yahan dhinaca neerfaha ah kana tirsan University of Sussex oo qoraal uu sameeyay ku cadeeyay in farsamada isgaadhsiinta caalamiga ahi ay maanta gaadhay heer aan la qiyaasi karin, taasina ay barbar socoto raadayn weyn oo dhinaca bulshada ah, nolosha , barwaaqada iyo caadifada qofka.

Cilmi baadhayaasha ayaa daraasad ku sameeyay 75 qof oo waayeel ah , kuwaasi oo la qiyaasay qalabka isgaadhsineed iyo technologiyada casariga ah ee ay inta badan adeegsadaan iyo heerka dareenka maskaxeed.

Saynisyahanadu waxay ogaadeen in uu jiro xidhiidh dhow oo ka dhexeeya qaab dhismeedka maskaxda iyo isticmaalka qalabadan casriga ah is ee garab socda, taasi oo muujinyasy in qofka hal mar wada adeegsada ay dareenkiisa maskaxada isbedel , raad iyo wareer badana ku keento. Waxaana ay intaasi ku dareen in loo baahan yahay cilmi baadhis dheeraad ah oo intan ka badan si xalkeedana loo helo.


LATEST NEWS