Waxtarka Caafimaad Ee Midhaha Cananiska

0
Sunday 20th March 2016 22:53:00 in Xulka Karin News by Xarunta Guud
  • Visits: 516
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxtarka Caafimaad Ee Midhaha Cananiska

    Cilmi baadhayaal Maraykan ah ayaa soo bandhigay sida uu geedka Cananisku uu waxtar ugu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cilmi baadhayaal Maraykan ah ayaa soo bandhigay sida uu geedka Cananisku uu waxtar ugu

leeyahay  Halbawlayaasha jidhka.
Sida warbxinta lagu cadeeyay Canansaka ayaa waxtar weyn u leh Beerka iyo Beeryarada oo uu ka ilaaliyo bararka iyo adakaanshaha. warbixnta caafimaad waxa kale oo ay cadaysay in dawladda Maraykanku ay xoojisay beertitaanka cananska,  Sida la cadeeyayna Cansaska waxa ku jira Vitamenda B, C iyo A iyo macdan kale oo badan.

 


LATEST NEWS