Haweenaydii Reer Boorama Beenta Ku Rusheysay Oo Haddana Yastay Arday Cilmi Baratay + Qurbaha Oo Ay U Ammaantay Iyo Taraaraxa Faraha Badan Ee Hadalkeeda

0
Wednesday 23rd November 2016 18:05:14 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 8680
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Haweenaydii Reer Boorama Beenta Ku Rusheysay Oo Haddana Yastay Arday Cilmi Baratay + Qurbaha Oo Ay U Ammaantay Iyo Taraaraxa Faraha Badan Ee Hadalkeeda

    Haweenaydii Reer Boorama Beenta Ku Rusheysay Oo Haddana Yastay Arday Cilmi Baratay + Qurbaha Oo Ay U Ammaantay Iyo Taraaraxa Faraha Badan Ee Hadalkeeda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Haweenaydii Reer Boorama Beenta Ku Rusheysay Oo Haddana Yastay Arday Cilmi Baratay + Qurbaha Oo Ay U Ammaantay Iyo Taraaraxa Faraha Badan Ee Hadalkeeda


 

 

Hargaysa (Karin) haweenayda lagu magacaabo faadumo siciid oo markaasi ku abtirsata garabka guddoomiye cirro ee xisbiga waddani ayaa marar badan ku taraarta mikirifoonada codbaahiyaha ah ee markaasi loo dhiibo.


 

Haweenaydan ayaa hore been cad ku hurguftay reer boorama iyadoo sheegtay inay garoon diyaaradeed u dhisayso waa sida ay hadalka u dhigtaye iyo sidoo kale inay madaar caalami ah oo diyaaradaha waa wayn ee caalmaku imanayaan boorama.



 

Sidoo kale haweenaydan faadumo siciid ayaa caado iyo dhaqan ka dhigatay inay been iyo yasid isku darsato waxaana ay ahayd habeenimadii xalay ka dib markii ay ka qayb gashay Mac’hadka Tababarka Ee Sidam College oo markaasi Munaasibad Sagootin ah u qabtay Ducfad ka qalin jabinaysay ayaa faadumo siciid oo muxibo iyo jacayl qaayaral caadi ah ay la soo gashay mikirifoonka isla markaana ay ku jees jeestay dhalinyarada aqoonta ka baratay machadkan waxaana ay sheegtay inaanay aqoon oo laga aqoon badan yahay dhalinyarada reer somaliland .


 

Iyadoo haweenaydan faadumo siciid hadalka sii wadata waxay ku margatay sidii ay wax wanagsan ugu sheegi lahayd ardayda wakhtiga badan u huray tacliinta waxaana ay goobtii kala huleeshay ceeb iyo fadeexad iyo waliba sidoo kale in ardaydu ka cadhooto hadalkeedan .

 


Karin News



Sidee U Aragtaa Warbixintan, Ka dhiibo Aragtidaada, Mahadsanid


Fadlan Erayada Aflagaadada iyo Xumaanta ah ka ilaali aragtidaada, Mahadsanid


Halkaan hoose Ku Qor Aragtidaada: Required Field.

  Tip


LATEST NEWS