[Sheeko Cajiib Ah:-] Nin Guursaday 15 Dumar ah oo sameeyay Urur u Dhaqdhaqaaqa Guurka Badan

0
Wednesday 7th December, 2016 in Wararkii Maanta by Xarunta Guud
  • Visits: 390
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Sheeko Cajiib Ah:-] Nin Guursaday 15 Dumar ah oo sameeyay Urur u Dhaqdhaqaaqa Guurka Badan

    Sheeko Cajiib Ah:- Nin Guursaday 15 Dumar ah oo sameeyay Urur u Dhaqdhaqaaqa Guurka Badan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheeko Cajiib Ah:- Nin Guursaday 15 Dumar ah oo sameeyay Urur u Dhaqdhaqaaqa Guurka Badan



Jordan (Karin) Nin u dhashay dalka Jordan oo lagu magacaabo Abu Kalus oo 58 sanno jiray, ayaa sameeyay jimciyadda Ururka guurka dumarka ee badan. Waxaana uu noqday Ururkii ugu horeeyay ee laga sameeyo dalkaasi Jordan.

Mr. Kulus ayaa ururka ka noqday ku xigeen ururkiisa uga dhigay islaan la yidhaahdo Cadiilaha.

Odaygan ayaa guursday 15 dumar oo kala dambeeyay isagoo mar kastana qabay 4 dumara ah. Waxaana uu sheegaya inay u dhaleen 31 carruura.

Mr.Kulus ayaa sheegay inuu ururkan u sameeyay si uu dhaqdhaqaaq iyo asturaad ugu sameeyo hablaha muslimiinta ah oo xuquudoodii iyagu iska hortaagan ka dib markii ay mid kastaa diiday in lala guursado.

Odaygan ayaa sheegay inuu wakhtigan qabo 4 dumar ah, isagoo sheegay in marna aanay dumarkiisu ka yarayn afar, oo haddii mid ay kala tagaan ama dhimato ama ay gabowdo uu markiiba halkeeda ku soo buuxiyo mid kale oo cusub oo yar.




DAWAN

LATEST NEWS