Ma Taqaanaa In Huteel Maalintii Uu u Adeego Maal-qabeenadda, Habeenkiina Masaakiinta [Xagee Ayuu Ku Yaalaa?]

0
Wednesday 7th December 2016 07:00:00 in Wararkii Maanta by Xarunta Guud
  • Visits: 255
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ma Taqaanaa In Huteel Maalintii Uu u Adeego Maal-qabeenadda, Habeenkiina Masaakiinta [Xagee Ayuu Ku Yaalaa?]

    Ma Taqaanaa In Huteel Maalintii Uu u Adeego Maal-qabeenadda, Habeenkiina Masaakiinta Xagee Ayuu Ku Yaalaa?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ma Taqaanaa In Huteel Maalintii Uu u Adeego Maal-qabeenadda, Habeenkiina Masaakiinta Xagee Ayuu Ku Yaalaa?

Wargeyska Guardian ee dalka Ingrisiika, ayaa daabacay in huteelka ku yaalla suuqyada ugu sareeya magaalada Madrid ee dalka Spain oo lagu magacaabo Robin Hood uu maalintii macmiil u yihiin dadka maalqabeenka ee caanka ah. Laakiin Huteelkan ayaa habeenkii isu bedela goob dadka saboolka ah ee Spain looga yaqaano "Gutiérrez” ay raashinka iyo hurdada ka helaan iyadoo aan la weydiin wax lacag ah oo bilaash yahay.

Huteelkan waxa loo ogol yahay da’da 40 sanno jirka ah. Waxaana raashinka lagu siiyaana miisaska quruxd badan ee huteelka iyo balaydho macadan ka samaysan oo ka qaalisan kuwa ay dadka hantida lihi wax ku cunaan maalintii. Habeenkii huteelkan qurux u siii kordha mooyee haba yaraate ma jirto wax ka nusqaamaa, dadkaasina loolama dhaqmo sida masaakiinta iyo in wax bilaash ah la siinayo midna. Waxaana loogu adeegaa si heersare ah oo la mid ah sida maalqabeenada loogu adeego.




Sidee U Aragtaa Warbixintan, Ka dhiibo Aragtidaada, Mahadsanid


Fadlan Erayada Aflagaadada iyo Xumaanta ah ka ilaali aragtidaada, Mahadsanid


Halkaan hoose Ku Qor Aragtidaada: Required Field.

  Tip


LATEST NEWS