Murrashaxad Reer Somaliland Ah Oo Doorasho Dalka Finland Ka Dhacaysa La Tusay Inay Ku Guulaysan Doonto + Waa Tuma ?[GUDAHA KA EEG]

0
Wednesday 7th December, 2016 in Wararkii Maanta by Xarunta Guud
  • Visits: 485
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Murrashaxad Reer Somaliland Ah Oo Doorasho Dalka Finland Ka Dhacaysa La Tusay Inay Ku Guulaysan Doonto + Waa Tuma ?[GUDAHA KA EEG]

    Murrashaxad Reer Somaliland Ah Oo Doorasho Dalka Finland Ka Dhacaysa La Tusay Inay Ku Guulaysan Doonto + Waa Tuma ?GUDAHA KA EEG

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Murrashaxad Reer Somaliland Ah Oo Doorasho Dalka Finland Ka Dhacaysa La Tusay Inay Ku Guulaysan Doonto + Waa Tuma ?GUDAHA KA EEG


Helsinki (Karin) Haweenayda lagu magacaabo saamiya muuse oo ahaan jirtay xubnihii ugu fir fircoonaa ee xisbiga ucid markii murrashax jamaal cali xuseen ka ahaa murrashaxa ee aanu dhicin labada garab ee ay kala hogaamin jireen faysal cali waraabe iyo jamaal cali xuseen , hase yeeshee jamaal cali xuseen ayaa u magacaabay marwo  La Taliyaha Arimaha Dibedda ee Musharaxa Jamal Ali Hussein.



Sidoo kale Marwo Saamiya Muuse ayaa xilal  ka soo qabatay  xisbiga mucaaridka ah ee ucid oo markaasi loo magaacabay sanadkii 2014 ilaa 2015 kii Godomiyaha Abaabulka Qaarada Europe ee UCID , dhinaca kalena waxaa ay noqotay marwo saamiya muuse  Godomiyaha Garabka Haweenka ee UCID Finland sanadku markuu ahaa  2012 kii ilaa iyo sanadkii 2014.




Hadaba marwo saamiya muuse ayaa qoraal koobaan oo farxad iyo dareen aad u sareeya ku lamaan yihiin waxay ay soo dhigtay barta ay ka isticmaasho baraha ay bulshadu ku kalanto ee facebook waxaana ay tidhi sidan :-

''Caawa waxaan isu qaatay inaan ku guulaystay Xildhibaanimadi Golaha Degaanka Finland waayo waxaan ka helay dhamaan ehel , asxaab iyo taageerayaal fara badan Hambalyadi Maalinta Xornimada Finland u maanta ku beegneed 06.12.2016 taas u ah arin igu cusub intaan Finland daganaa noloshayda. Runtiina farxad iyo kalsooniba igu abuurtay<3

Arintaas waxay ii cadaysay maanta inaan dad fara badan u Hiil iyo Garab ii ah u Allah (SWT) iigu deeqay Dalkan gudihiisa iyo dibadiisaba.

Love you all<3<3

#samiamuse2017#






Ugu dambeyntii maalintii shalay ahayd ayaa looga dabaal degay xornimadii 99aad ee waddanka finland oo ku beegan sanad kasta ama bil kasta marka ay tahay taariikhdu 6.12. , in kastoo la sugayo sanad guuradii 100 aad oo ay sheegayaan dadka reer finland ama dadka caddaanka ah ee waddanka finland  in marka la gaadho dhamaadka sanadka soo socda ee 2017ka uu noqon doono  sanadka ugu xafladda iyo maamuuska xorriyadda badan maadaama oo ay buuxinayaan sanad guuradoodii 100 aad.



Karin News 


Helsinki Finland 

LATEST NEWS