[Sheeko Cajiib Ah :-] Sheeko Dhex Martay Wii Madaxweyne l Donald Trump Dhalay iyo Nin Muslim ah.. Sababta Laga Hadlay Eeg Hadda

0
07 December 2016 20:34 in Wararkii Maanta by Head Office
  • Visits: 1260
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Sheeko Cajiib Ah :-] Sheeko Dhex Martay Wii Madaxweyne l Donald Trump Dhalay iyo Nin Muslim ah.. Sababta Laga Hadlay Eeg Hadda

    Sheeko Cajiib Ah :- Sheeko Dhex Martay Wii Madaxweyne l Donald Trump Dhalay iyo Nin Muslim ah.. Sababta Laga Hadlay Eeg Hadda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheeko Cajiib Ah :- Sheeko Dhex Martay Wii Madaxweyne l Donald Trump Dhalay iyo Nin Muslim ah.. Sababta Laga Hadlay Eeg Hadda




New York (karin) Sida lagu daabacay wargeyska Guardian Arbacadii todobaadkii hore waxa dayuurad ka duushay magaalada Newyork ee Maraykanka kuna socotay Scotland si lama filaan laba kursi oo isku xiga wada fadhiistay wiilka uu dhalay Trump madaxweynaha Maraykanka ee Mr.Eric iyo nin muslim ah oo lagu magacaabo Mohamed Amir.

Nasiib wanaag labadoodu qaybta koowaad (VIP) ayay fadhisteen. Markii ay dayuuradu hawada sare gashay ayuu wiilka muslinka ah su’aalahan weydiiyay Eric Trump.




Amir : " Miyaad nagu khasbi doontaan haddii aanu Muslimiinta nahay in aanu qaadano aqoonsiyo gaar ah oo aan dadka kale haysan?

Mr. Eric: " Sorry, ha rumaysan wax kasta oo la qoro ama lagu dhawaaqo . Adigu ma sidaas ayaad rumaysan tahay in aanu yeeli doono ?

Waxaanu intaasi u raaciyay " Aabahay waa nin wanaagsan oo niyad fiican oo aadminimada yaqaan, waanu wada sheekaysanaa oo arintaasi ma dhacayso” .


Doodii markii ay socotay saacad badhkeed ayuu seexday wiilka uu dhalay Trump, madaama duulimaadku uu qaadanayay 6 saacadood. Maxamed Amir ayaa isna bartiisa Tuutarka soo dhigay cinwaan ah " Trump cid gaar ah ku soo rogi maayo inay qaataan aqoonsiyo ka duwan kan dadka kale oo tilmaamaya halka ay ka soo jeedan.


DAWAN
LATEST NEWS