[Hoos Ka Eeg]:-Ruushka Oo Sheegay In Meleteriga Suuriya U Hakad Geliyay Dhamaan Hawlahiisa Ka Dhanka Ah Falaagada Mucaaradka Bariga Xalab

0
Friday 9th December 2016 09:04:00 in Wararkii Maanta by Xarunta Dhexe
  • Visits: 255
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Hoos Ka Eeg]:-Ruushka Oo Sheegay In Meleteriga Suuriya U Hakad Geliyay Dhamaan Hawlahiisa Ka Dhanka Ah Falaagada Mucaaradka Bariga Xalab

    [Hoos Ka Eeg]:-Ruushka Oo Sheegay In Meleteriga Suuriya U Hakad Geliyay Dhamaan Hawlahiisa Ka Dhanka Ah Falaagada Mucaaradka Bariga Xalab

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[Hoos Ka Eeg]:-Ruushka Oo Sheegay In Meleteriga Suuriya U Hakad Geliyay Dhamaan Hawlahiisa Ka Dhanka Ah Falaagada Mucaaradka Bariga Xalab

Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Suuriya ayaa soo jeediyay dagaalka oo la hakiyo ay fursad siinaysa in dib ay u bilowdaan wadahadalada nabadda.

Tobaneeyo kun oo qof ayaa waxaa ay ku hoos nool yihiin duqeyn dhanka cirka ah iyado ciidanka labada dhinacna ay dagaalka ku loolamayaan gacan ku haynta magaalada.

Mar sii horeysay ayaa falaagada mucaaradka Suuriya ee ku go'doonsan bariga magaalada Xalab waxaa ay codsadeen muddo shan maalmood in xabad joojin la sameeyo si dadka shacabka ah iyo kuwa dhaawaca ahba loo daadgureeyo.

Ruushka ayaa sheegay in meleteriga Suuriya u hakad geliyay dhamaan hawlahiisa ka dhanka ah falaagada mucaaradka ee bariga magaaladda Xalab si fursad loo siiyo in dadka ay magaalada isaga qaxaan

Laakin weriye BBC-da ka tirsan oo Xalab ku sugan ayaa sheegaya in uusan jirin wax tilmaamo ah oo muujinaya in dagaalku u joogsaday.




Sidee U Aragtaa Warbixintan, Ka dhiibo Aragtidaada, Mahadsanid


Fadlan Erayada Aflagaadada iyo Xumaanta ah ka ilaali aragtidaada, Mahadsanid


Halkaan hoose Ku Qor Aragtidaada: Required Field.

  Tip


LATEST NEWS