Ogaysiis Muhiima :Dhamaan Jaaliyada Somaliland iyo Tageerayasha xisbiga Ucid

0
Thursday 15th December 2016 15:22:29 in Aragtida Dadweynaha by Xarunta Dhexe
  • Visits: 142
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ogaysiis Muhiima :Dhamaan Jaaliyada Somaliland iyo Tageerayasha xisbiga Ucid

    Ogaysiis Muhiima :Dhamaan Jaaliyada Somaliland iyo Tageerayasha xisbiga Ucid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ogaysiis Muhiima :Dhamaan Jaaliyada Somaliland iyo Tageerayasha xisbiga Ucid

Dhamaan Tagerayasha xisbiga Ucid in la qaban doono Xafalad balaadhan oo uu ka soo qayb gelidoono Musharaha Madaxweynaha UCID ahna Gudoomiyaha Xisbiga, Muddane Faysal Cali Waraabe oo dhici doonta 18 December 2016 London.

Xalada waxaa lagu taageerayaa xubnihii xilalka loogu magacaabay Shir weynihii aan caadiga ahayn ee Xisbiga ee dhawaan lagu qabtay Hargeysa oo uu ugu horeeyo Gudoomiyaha seddexaad ee Xisbigu, Muddane Saciid UCID.

Haddaba xafladaa waxaa qaban doona DAIMOND HUTEEL (142 THE BROADWAY, WEST EALING, LONDON W13 0TL) maalinta Axada ee 18ka December 2016.

Xafaladu waxay bilaanmaysaa 7:00 PM – 12:00 ( 19:00 : 24:00).

Haddaba waxaan dhamaan xubnaha sharafta leh ee UCID UK iyo taageerayaasha Xisbigaba ku adkaynayaa in ay si fiican uga soo qaybgalaan xafladda wakhtigana ilaaliyaan.

Wabilaahi Tawfiiq Ifrah Baruud 07984940133 Gudoomiyaha UK


LATEST NEWS