[ Geeri Naxdin Leh] Abwaan Boon Xirsi Oo Ku Geeryooday Magaalada Hargaysa

0
Saturday 17th December 2016 22:38:23 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 1079
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [ Geeri Naxdin Leh] Abwaan Boon Xirsi Oo Ku Geeryooday Magaalada Hargaysa

    [ Geeri Naxdin Leh] Abwaan Boon Xirsi Oo Ku Geeryooday Magaalada Hargaysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[ Geeri Naxdin Leh] Abwaan Boon Xirsi Oo Ku Geeryooday Magaalada Hargaysa

Hargaysa (Karin) War ay heshay warbaahinta Karin News  ayaa sheegaya in abwaankii caanka ahaa ee abwaan boon xirsi uu magaalo madaxda dalka somaliland ee hargaysa ku geeryooday, alle ha u naxariistee abwaan boon xirsi ayaa laxaadka indhaha la'aa waayadii dambe hase yeeshe lama sheegin xanuunka uu u geeryooday abwaanku .


Sidoo kale abwaan boon xirsi ayaan ifkaga kaga tegin wax u bad ah oo uu dhalay  haba yaraatee, taariikhda abwaanka iyo waxyaabihii uu caanka ku ahaa kala soco Karin News Insha alaah 


Bahda Karin News oo isku duubanna waxay leeyihiin INAA LILAAH WA INAA ILEYHI RAAJICUUN.


Sidee U Aragtaa Warbixintan, Ka dhiibo Aragtidaada, Mahadsanid


Fadlan Erayada Aflagaadada iyo Xumaanta ah ka ilaali aragtidaada, Mahadsanid


Halkaan hoose Ku Qor Aragtidaada: Required Field.

  Tip


LATEST NEWS