Aragtida Dadweynaha

Wasiir maxamuud xaashi cabdi Iyo Inta Aan Ka Aqaan… By cabdikhalaq maxamed ali (dalxa)

0 Visits: 208 | Wednesday 30th March 2016 16:14:53
ismilahi raxmani raxiim, dhamaan waxaan salaamayaa dadka reer Somaliland ee ku kala sugan daafaha caalamka,

Read More »

maxaa keenay hakinta diiwaan-galinta

0 Visits: 135 | Wednesday 30th March 2016 11:54:03
Seddexdii bishii koobaad ee sanadkan ayaa uu madaxwayaha jamhuuriyada soomalilaan Mudane Axmed Maxamed Maxamuud

Read More »

hadaynu nahay laba tabcaan maxaan isu tari karnaa?

0 Visits: 128 | Tuesday 29th March 2016 19:00:58
MUDANE WAAN KU ARKAA INAAD KURSIGA DALKA UGU SAREEYA

Read More »

ALLAYLEH HADUUNBAY KALA CADAATAY .... WAAR IMISAA LA SHEEGAY INAAN WADANI DALKA DAN KA LAHAYN

0 Visits: 107 | Tuesday 29th March 2016 18:53:40
ogaada hadaa isleedihiin kursibaa heleysan xaaraanbay idinka tahay waayo dadka maanta bartaa kaga dhaqaaq-deen

Read More »

Qisso layaable .Wasiir Shaqqo aanu garanayn doonaya in loo dhiibo .W/Q.Qareen / Khadar Aar .

0 Visits: 140 | Tuesday 29th March 2016 17:13:38
Mahad dhamaanteed Eebbaa iska leh, nabadgelyo iyo naxariisna korkiisa ha ahaato Rasuulkeenii Suubanaa Muxamed Ibnu C/laahi Scw .

Read More »

Dimuqraadiyadey Xaal Qaado Suldaanow Xaal Qaado Shacabow Xaal Qaado

0 Visits: 134 | Tuesday 29th March 2016 07:52:38
ASC, Ninkii la odhan jirey Cali Marshall wuxuu yidhi hadda laysu fasaxay dimuqraadiyadi baynu candadowlney oo been baynu isu sheegnay

Read More »

Ogeysiis Ogeysiis: Xaflada Soo Dhaweynta Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID 03/04/2016 :

0 Visits: 159 | Tuesday 29th March 2016 07:48:47
London (UCID-Media Group) Waxaa la Ogeysiinayaa dhammaan taageerayaasha Xisbiga UCID Iyo jaaliyada Somaliland ee ku nool cariga ingriiska (UK)

Read More »

WAA DAMIIR XUMO DADKAYGU HARAAD HOW DHINTAAN ANNA DOORASHAAN RABA, HANBALYO GO;AANKA G/YAASHA QARSAANKA EE DIB U DHIGISTA DIWAAN GALINTA.

0 Visits: 112 | Tuesday 29th March 2016 07:31:12
Runtiii wax laga xumaado ayey ahayd in muwadinkii oo haraad iyo gaajo u naf baxayaa

Read More »

Madaxweyne illaahay baa u dhaaratay Alle kaa yeeli maayo, In Samsam Inanka ay eedada u tahay ee Aroosanaya siiso 30,000$ Hantida Qarranka

0 Visits: 165 | Monday 28th March 2016 21:42:49
Madaxweyne dembi aad illahay, Qarranka iyo Ummada ka gasho waxaa uguweyn, adigoo masuuliyaddaada kula xisaabtami waaya, qoyskaaga, iyo golahaaga Wasiirada,

Read More »

DIB-UDHIGISTU WAA KHIYAAO QARAN & XEELAD SIYAASADEED. HARGEISA ABAARI KAMA JIRTO

0 Visits: 132 | Monday 28th March 2016 18:49:56
Diinwaangelintii dib ayaa loo dhigay waxay la mid tahay doorashadii dib ayaa loo dhigay. Sidaan wararka ku helay , fikirka dhib-u-dhigista diiwaangelinta waxa curiyay isbahaysiga labada Guddoomiye ee REER HARGEISA- Faysal & Muuse.

Read More »

Nina dhaqashuu kugu dhabar jabay nina dhuunu kuu dhex jooga

0 Visits: 121 | Monday 28th March 2016 18:00:10
Layaab iyo afkala qaad aduunyada wax kaa yaabiya ayaad arkaysaa maalin kasta laakiin maan filayn in maanta shacabka reer somaliland isu arxami

Read More »

UMMAD YAHAY WAA KAASI XUSBIGA WADANI MA ARKAAN MACALUUSHA IYO ABAARTA SADDEX JIR SATEY EE KURSIGUUN BAA U MUUQDA!!!!!

0 Visits: 143 | Monday 28th March 2016 17:58:37
Waxa jirey nin ayaa bahalkan bakayLaha uun arkey kolkaas ayuu indha beelay, haddii maroodi laga hadlayo wuxuu yidha

Read More »

Gari Allay Taqaaanaaye Ucid Halloo Gurmado oo Faysal Halaga Qabto.

0 Visits: 152 | Monday 28th March 2016 14:23:20
Khilaafkaasi Udhexeeya Jamaal Cali Xuseen iyo Faysal Cali Waraabe waa mid in mudo ahaa Soo Jiitamayey oo mar xalado badan Soo

Read More »

Wax Ma Ka Ogtahay Waayaha Haysta Wiilka Wabiga Daaciisa Yaal

0 Visits: 149 | Monday 28th March 2016 10:30:20
Dadka Soomaaliyeed Ee soomaali Baantuu waxay had iyo jeer ku noolyihiin dhulka dhoobeeyda lo yaqaan Ee biyaha leh waana

Read More »

¬¬¬¬¬¬¬¬ Jeelkii weynaa…W/Q..Abokor Cumar Cisman

0 Visits: 187 | Monday 28th March 2016 10:27:09
Waxay ahayd magac bixin igu cusub oo aanan hore u maqal , Waxaan saxibkay ku celiyey maxaad tidhi saxib ? Wuxuu igu jawaabay isagoo dhawaqii kor

Read More »

JAMAAL ARINTIISU WAXAY NOQOTEY CUDURKA KAA GALA FARDAHA EE LAGA GUBO DAMEERAHA!!!!!

0 Visits: 158 | Sunday 27th March 2016 21:19:09
Waxa jira cudur ku dhaca fardaha oo dameeraha oo cudur ku dhicin laga gubo hada dameerku cudur ma qabo hadana isaga laga gubey oo dhibkii lala soo doontey.

Read More »

Jamalow Bi,iwaaye Xaalsii Maxamed Awsiciid iyo Muuse Biixi.. W.Q Guled

0 Visits: 218 | Sunday 27th March 2016 15:25:56
Siyaasiga Socod baradka ah ee Jama Cali Xuseen waxaa uu afkiisa ku weeraray ganacsade Maxamed Libaax Awsiciid oo Jamhuuriyadda Somaliland wax muuqda

Read More »

​ABAARBA INNA HAYSEE AQOON YAA INNA SIIYA ?.W.q /Qareen Khadar Aar

0 Visits: 138 | Saturday 26th March 2016 23:35:15
Xiliga Abaarta Casharo kama barano ,Xiliga Roobka iyo Raxmadana Kayd iyo Biyo ma dhigano, Aqoon yahan keenuna waa Aqoon laawe.

Read More »